[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Afar qodob oo laga soo saaray kulankii Wasiir Afrax iyo Odayaasha G/hiiraan

    Admin by Admin
    December 4, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    66
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliya, Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa maanta Magaalada Beledweyne kula kulmay qaar ka mid ah Odayaasha Dhaqanka ee Gobolka Hiiraan.

    Kulanka oo ahaa mid uu dalbaday Wasiirka Arrimaha Gudaha ayaa looga hadlay, sidii lagu qaboojin lahaa xiisadda ka taagan Magaalada Beledweyne, ka dibna laga wadahadlo diidmada reer Hiiraan ka keenayn madaxtinimada Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle.

    Beledweyne waxaa saakay ka dhacay iska horimaad u dhaxeeyay Ciidamada Dowladda iyo maleeshiyaad deegaanka ah, waxaana xigay bannaanbax dhawr saacadood ka socday magaalada, iyadoo bannaanbaxa lagu diidanaa safar uu maanta Madaxweynaha Hirshabelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe) ku taggi lahaa magaaladaasi.

    Kulankan ayaa geba-gabadii waxaa laga soo saaray afar qodob, oo qodobka ugu muhiimsan uu yahay in la joojiyay socdaalkii Madaxweyne Guudlaawe ee Beledweyne.

    Akhriso qodobada ka soo baxay kulanka

    1: In Wasiirka Arrimaha Gudaha uu ballanqaadayo inaanu Madaxweynaha Hirshabelle imaan doonin Beledweyne, inta xal laga gaarayo khilaafka jira iyo tabashooyinka ay reer Hiiraan qabaan.

    2: In Dowladda Somaliya aanay Ciidamada Qalabka Sida u adeegsan doonin dadka reer Hiiraan ee saluugsan Dhismaha Hirshabelle-da cusub.

    3: In Wasiirka Arrimaha Gudaha uu Odayaasha Dhaqanka ka dalbaday in ay dejiyaan xaaladda ka taagan Beledweyne, kana qayb qaataan sidii wadooyinka xiran loo furi lahaa.

    4: In Odayaasha Dhaqanka ay Wasiirka Arrimaha Gudaha u soo gudbiyaan warqad ay kaga hadlayaan tabashooyinkooda ku aadan Dhismaha Maamulka cusub ee Hirshabelle, si uu u gaarsiiyo Madaxweynaha Qaranka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021
    0

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    0

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021
    1

    European Union warns AstraZeneca of delayed delivery of Covid-19 vaccine –

    January 26, 2021
    0

    US Senate confirms former Fed Chairman Janet Yellen as the first woman to head the US Treasury Department –

    January 26, 2021
    1

    Canadian Parliament marks US far-right Proud Boys group “a terrorist unit” –

    January 26, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021

    European Union warns AstraZeneca of delayed delivery of Covid-19 vaccine –

    January 26, 2021

    Recent News

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021
    0

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    0

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021
    1

    European Union warns AstraZeneca of delayed delivery of Covid-19 vaccine –

    January 26, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)