[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Arday baahiyaha gaarka qaba oo loo kafaala qaaday qarashaadka jaamacadda

    Admin by Admin
    January 6, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    9
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Illaa 10 arday oo araga naafa ka ah oo u badan gabdho ayaa Hay’adda Hormuud Salaam Foundation oo kaashaneysa jaamacadaha dalka waxa ay ka kafaala qaaday in ay ka caawiso waxbarashadooda heerka jaamacadeed, kuwaas oo dhameystay Dugsiga Sare.

    Masuuliyiinta Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa ballanqaaday in dhinac weliba oo la xiriira baahiyaha ardaydan araga naafada ka ah ay ka taageeri doonaan, si ay ula jaan qaadaan asaagooda wax-ka-barta jaamacadaha dalka. Dugsiga inshoolayaasha ee Al-nuur oo ay ku soo qaateen waxbarashada hoose iyo dhexe ayaa u fududeeyay ardaydan u badan gabdhaha in ay dhameystaan Dugsiga Sare, una gudbaan heerka 1aad ee jaamacadda.

    Cabdifitaax Maxamed Daahir, Maamulaha Dugsiga indhoolayaasha ee Al-nuur oo ka hadlayay barnaamij lagu dhiirigelinayay ardaydan araga la’ ee taagan heerka jaamacadeed ayaa uga mahadceliyay Hormuud Salaam Foundation kaalinta ay ka gaysaneyso caawinta dadka aan lixaadkooda dhameystirneyn, sida ardaydan araga naafada ka ah, isagoo sidoo kale u mahadceliyay jaamacadaha iyaguna gacnta ka gaystay wax barista ardayda gabdhaha u badan.

    Gudoomiyaha Hay’adda Hormuud Salaam Foundation, Cabdullaahi Nuur Cismaan ayaa hadalo u badan dhiirigelin u jeediyay ardaydan, isagoo dhanka kalana sheegay in markasta ay taageeradooda la garab taagan yihiin.

    Qaar kamid ah ardayda araga la’ ee Hormuud kafaala qaaday waxbarashadooda ayaa si farxadi ay ku dheehan tahay u soo dhaweeyay deeqdaasi, iyagoona boggaadiyay sida ay aalaaba u garab joogto dadka, kuwooda taageerada u baahan.

    Walidiintii dhalay ardaydan ayaa qaarkood waxay Hormuud Salaam Foundation iyo Dugsiga Al-nuur ku ammaanayn, kuwo soo noolleeyay rajadii mustaqbalka ee ubadkooda.

    Dugsiga Indhoolayaasha Al-Nuur oo si dhow u uga shaqeeya waxbarashada aasaasiga ee ardayda baahiyaha gaarka qaba ayaa xaruntiisa ugu weyn waxay ku taallaa deegaanka Daaru Salaam. Dugsiga ayaa ka kooban qaybo isugu jira wiilasha, hablaha, qaybta jiifka iyo masaajid, oo horaan ay dhistay Shirkadda Igaarsiinta ee Hormuud Telecom.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021
    0

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Qoorqoor oo galabta gaaray Gaalkacyo (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    1

    G/sare Maxamed Dheere oo u geeriyooday dhaawacii Shabaab u gaysteen

    January 18, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021

    Recent News

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021
    0

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)