[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Axmed Qoorqoor oo amray in la xareeyo guddigii doorashada Galmudug

    Admin by Admin
    December 9, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    59
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Guddigii doorashada lagu muransan yahay ee Galmudug ayaa saaka la xareeyay, iyagoo ku biiray tababarka saaka Guddiyada doorasho ee heer dowlad goboleed uga furmay Hotelka Peace ee ku yaalla garoonka diyaaradaha Aadan Cadde.

    Ilo ku dhow dhow xubno ka tirsan Guddiga doorashada Galmudug ee lagu muransan yahay ayaa sheegaya in Madaxweyne Qoorqoor uu xalay ku soo wargeliyay xubnaha Guddiga uu horay u magacaabay inay saaka xaroodaan, inkastoo shalay markii Guddiyadii ka socday Hirshabelle iyo K/Galbeed la xareynayay uu dalbaday in dib loogu dhigo.

    Madaxweyne Qoorqoor ayaa shalay dalbaday muddo aan la cayimin in dib loogu dhigo xareynta Guddiga doorashada Galmudug, taasoo loo arkayay mid uu ku muujinayay dhex dhexaadinta uu waday inay ka hor-imaaneysay haddii la xareeyo guddiga, balse in saacado kaddib inuu go’aan ku gaaray in Guddiga la xareeyo ayaa la ogeyn inay tahay culeys uga yimid dhanka dowladda Federaalka.

    Tallaabada Madaxweyne Qoorqoor ku go’aansaday in la xareeyo guddigii doorashada ayaa meesha ka saareysa dhex dhexaadintii uu ka dhex waday Midowga Musharaxiinta iyo Madaxweyne Farmaajo, iyadoo markii horeba ay jirtay in Musharaxiinta qaar ay dood geliyeen in aanu daacad ka aheyn dhex dhexaadinta uu wado.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    0

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021
    0

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021
    0

    Amnesty reprimands France for weapons used against protesters in Lebanon –

    January 28, 2021
    0

    Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsaday gabar 8 jira, ka dibna dilay

    January 28, 2021
    2

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021

    Recent News

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    0

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021
    0

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)