[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsaday gabar 8 jira, ka dibna dilay

    Admin by Admin
    January 28, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    7
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa xaqiijiyay inay gacanta ku soo dhigeen nin, 21-kii bishan duleedka Magaalada Muqdisho kufsi iyo dilba ugu gaystay gabar sideed jir ahayd.

    Sadiiq Aadan Cali (Doodisho), Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo gelinkii dambe ee Arbacadii shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa sheegay in Talaadadii lagu guuleystay in eedeysanaha gacanta lagu soo dhigo.

    Afhayeenka ayaa sheegay eedeysanaha oo lagu magacaabo Bashiir Maxamed Qaasim, 25 jir-na ah inuu kufsi iyo dilba u gaystay gabar yar oo 8 sano jira, isla-markaana agoon ahayd.

    Afhayeenka ayaa tilmaamay in fal dembiyeedkan uu ka dhacay xero dadka barakacayaasha degan yihiin oo ku taala duleedka Magaalada Muqdisho, gaar ahaan inta u dhaxeyso deegaanada Calamada iyo Xaawo Cabdi.

    Waxaa uu intaa ku daray in wada-shaqayn iyo iskaashi ay sameeyeen Maamulka deegaanka Lafoole iyo Saldhigga Booliska ee deegaanka Ceelasha Biyaha, ay horseeday in eedeysanaha oo qiraal ah laga soo qabto deegaanadaaasi.

    Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) ayaa xusay in iminka eedeysanaha baaritaankiisa lagu dhameystirayo Xarunta Hay’adda Dembi Baarista (CID) ee Magaalada Muqdisho, si kiiskiisa loogu wareejiyo maxkamadda buu yiri awoodda u leh, isla-markaana uu u dhadhamiyo cadaaladda, falkii uu gabadhaasi yar u gaystay.

    Doodisho ayaa ugu dambeen sheegay in dembiile kasta oo fal dembiyeed lagu dhibaateynayo qof muwaadin ah ka gaysta gudaha dalka uu mar uun cadaaladda wejihi doono, sidii horeyba u dhacday.

    Toddobaadyadii ugu dambeysay ayaa kiisas fara-badan oo kufsi ah waxaa laga soo wariyay inay ka dhaceen xeryaha barakacayaasha ee ku yaala inta u dhaxeyso Muqdisho iyo Afgooye.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo sheegay in khilaafka doorashooyinka xal laga gaarayo

    March 2, 2021
    0

    Midowga Musharaxiinta oo iclaamiyay in 6-da bishan bannaanbax qabanayaan

    March 2, 2021
    0

    Masuuliyiin isbitaalka ku booqatay ninkii lagu hordilay Wariye Jamaal Faarax

    March 2, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo 4-ta bishan martigelinaya munaasabad lagu dhameystirayo arrimaha doorashooyinka

    March 1, 2021
    0

    Macluumaad la xiriira dilka Wariye Jamaal Faarax loogu gaystay Gaalkacyo

    March 1, 2021
    0

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Beesha Caalamka oo baaq cusub ka soo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    WARKA DUHUR (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Recent News

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Beesha Caalamka oo baaq cusub ka soo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    WARKA DUHUR (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)