[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Booliska Ruushka oo xirxirey kumanaan ruux oo banaanbaxyo dhigayay (Sawiro) –

    Admin by Admin
    January 23, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    0
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Ciidamada Booliska dowlada Ruushka ayaa xabsiga u taxaabay inkabadan labo kun oo ruux kuwaasoo banaanbaxyo ay ugaga soo horjeedaan xariga hogaamiyaha mucaaradka Ruushka Alexey Navalny ka dhigayay magaalooyin ku yaal dalka Ruushka.

    Navalny ninka sida weyn uga soo horjeda dowlada Ruushka ayaa la xirey dhowaan kadib markii uu ka soo laabtay dalka Jarmalka halkaa oo loo geeyay in laga soo daweeyo sun loo geliyay dharkiisa bishii August ee sanadkii la soo dhaafay, waxaana la aaminsan yahay inay ka dambeeyeen mukhaabaraadka Ruushka.

    Dadka la xirey ayaa waxaa ka mid ahayd xaaska hogaamiyaha mucaaradka, Yulia balse markii dambe ayaa la sii daayay.

    Dowlada Ruushka ayaa hore uga digtey banaanbaxyada iyado sheegtay inuu jiro cudurka safmarka ah ee Covid 19,waxaana loo shacabka inay xabsi muteysan karaan haddii ay ka qeybgalaan banaanbax aan la fasaxin,hase yeeshee banaanbaxayaasha ayaa isugu soo baxay wadooyinka magaalooyin badan oo ka tirsan dalka Ruushka iyadoo uu jiro qabow daran.

    Kooxda la socodka banaanbaxyada ee OVD ayaa sheegtay in ugu yaraan 2,131 oo ruux oo 300 oo ka mid ah lagu xirey Moscow halka Saint Petersburg laga xirey 162 ruux. Balse tirada inta ugu badan ayaa lagu kala xirey inkaadan 70 magaalo oo ay ka dhaceen banaanbaxyada.

    Navalny ayaa ugu baaqay taageerayaashiisa inay isu soo bax weyn sameeyaan waxaana uu sugayaa maxkamad laga yaabo in xabsi sanado ah lagu xukumo.

    banaanbaxyo ka dhacay dalka Ruushka



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    Mahad Karataay oo ka hadlay weerarkii ay ku galeen jeelka Boosaaso

    March 7, 2021
    1

    Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas cusub oo covid 19 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)