[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    C/rashiid Janan “Go’aanka lagula dirirayo Jubbaland ee ay ka go’do waa Taliyaha NISA”

    Admin by Admin
    December 7, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    60
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Wasiirkii Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Cabdinuur oo baxsad ka ah dowladda Federaalka, kaddib markii bilo ka hor ka baxsaday xabsi ay dowladda ku heysan oo ku yaalla Muqdisho ayaa ka sheekeeyay marxaladihii khilaafka dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland iyo qaabkii lagu xiray.

    C/rashiid Janan ayaa sheegay in mar kasta Axmed Madoobe uu diyaar u ahaa wada hadal, balse dhanka dowladda Federaalka ay waday isku day kasta oo dagaal ka dhan ah, si ay ula wareegto Maamulka Jubbaland.

    Wareysi uu siiyay Warbaahinta Online-ka ee Hanoolaato ayuu ku sheegay in dhowr jeer uu Muqdisho u tagay wada hadal, balse dowladda ay mar kasta diidaneyd oo dagaal ay u cadeyd.

    “Waxaa jirtay mar aan Madaxweynaha ku iri maxaa sameyn doontaa haddii Axmed Madoobe dib loo doorto, wuxuu i yiri waa la shaqeyneynaa, isla su’aashaas waxaa weydiiyay Taliyihii Nabadsugida Fahad Yaasiin wuxuu i yiri  maalinta la doorto ayaa la dagaalameynaa, runtii hadalka Taliyaha Nabadsugida ayaa ahaa kii saxda ahaa”ayuu yiri Janan oo intaa ku daray in mar walba dowladda ay ka dooneysay inuu dagaal ku qaado Axmed Madoobe.

    Mar uu ka hadlayay xarigiisa iyo cida ku lugta laheyd ayuu sheegay in xariggiisa Muqdisho ay ka dambeeyeen Madaxweyne Farmaajo, Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin iyo C/llaahi Kulane oo Madaxweynaha qaraabo la ah, kana mid ah saraakiisha sare ee Nabadsugida.

    “Markii la doortay Axmed Madoobe waxaa aaday Gedo, gaar ahaan Doolow, waxaa rabay inaan u gudbo Addis Ababa, saraakiisha itoobiyaanka waxay iga codsadeen in aysan jirin diyaarad Doolow iyo Addis Ababa, oo ay isoo diraan gaari, waxaa ku iri Muqdisho ayaa tagayaa, si aan diyaaraddiina oo timaado u soo raaco, Muqdisho ayaa tagay oo aan Transit ku ahaa, markii aan soo baxay waxaa iga warqabay oo aan u sheegay C/raxmaan Dheere, marka Muqdisho tagay niman dharcad ah ayaa iga kaxeeyay oo gaari igu qaaday, ina xiray”ayuu yiri C/rashiid Janan oo intaa ku daray in markii la xiray oo guri la geeyay uu u yimid Taliyaha Booliska Gobolka Banaadir, kuna wargeliyay in ciidanka Gedo joogo inuu soo wareejiyo, sidaasna ay ka soo dalbadeen Madaxda.

    Waxaa uu sheegay in ninka ay talada ka go’day ee colaada Jubbaland waday oo go’aanka lagula dirarayay lahaa uu ahaa Taliyaha Nabadsugida Fahad Yaasiin.

    Khilaafka u dhaxeeya dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedka Jubbaland ayaa weli halkiisa ah, waxaana la hadal hayaa in dowladdu qorsheyneyso inay soo saarto go’aan ka dhan ah Maamulka Jubbaland.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021
    0

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Go’aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Wariye goordhow lagu dilay Gaalkacyo – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Bar Xog Wareysi {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Go’aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Recent News

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021
    0

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Go’aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)