[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    C/raxmaan C/Shakuur: Haddii Guddiga Doorashada ka mid noqonaysa waa in Xarunta NISA lagaa soo hubiyaa

    Admin by Admin
    November 14, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    119
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka C/raxmaan Cabdi Shakuur Warsame, ayaa eedeyn kulul dusha uga tuuray Taliyaha Hay’adda Nabad Suggida Somaliya Fahad Yaasiin oo uu ku eedeeyay inuu faragelin toos ah ku haayo arrimaha doorashada Somaliya

    C/raxmaan Cabdi Shakuur ayaa sheegay xubnaha ka mid noqday Guddiga doorashada dhamaantood inay soo mareen Xarunta NISA oo laga soo hubiyay, waxaa kale uu sheegay qofkii doonaya inuu ka mid noqdo Guddiyada doorashada in laga soo hubinaayo Xarunta Taliska NISA.

    “Haddii aad guddiga doorashada ka mid noqoneyso waa in xarunta NISA lagaa soo hubiyaa, sidoo kale haddii aad xildhibaan dooneyso, waa in cidda damiinka kaa ah aad NISA geysaa. Lacagta Qatar ee xildhibaanka la siinayo waxey taallaa xarunta NISA. Dalka aafadiisa waxey ku soo uruurtay xarunta NISA iyo ninka ka taliya. Hadda ka hor ayaa laga sheegay taliyaha NISA in uu yiri dadkaan iyo deegaankaan Koonfureed Axmad Godane ba waa qabsadee maxaa anigana ii diidaya. Inta NISA xaalkeedu sidan yahay, dalku xasilooni ma leh.”

    Xubnaha Mucaaradka dowladda Federalka Somaliya, ayaa ku doodaya Guddiyada Doorashada inay ku milan yihiin xubno ka tirsan Hay’adda Nabad Suggida Somaliya & Shaqaalaha rayidka dowladda.

    Dowladda Somaliya oo arrintaan ka jawaabtay ayaa sheegtay inaysan war ka haynin xubno ka tirsan Nabad Suggida inay ku milan yihiin Guddiyada Doorashada ee heer dowlad Goboled & Heer Federaal.

    Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare Ku xigeenka dalka ayaa eedeynta mucaaradka ku tilmaamay mid waxba kama jiraan ah oo ay ku doonayaan inay xajiimiyaan Doorashada.







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    1

    Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (SAWIRRO)

    March 5, 2021
    0

    Shabaab oo sheegtay weerarkii jeelka Boosaaso, sheegayna sababta ay u weerareen

    March 5, 2021
    1

    Faah faahin: Weerarkii xalay lagu galay jeel weyn ee Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Kulankii Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday

    March 5, 2021
    0

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Booliska Soomaaliya oo ka hadlay qaraxii caawa lagu weeray maqaayad ku taala Xamar Jabjab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Recent News

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021
    1

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    1

    Booliska Soomaaliya oo ka hadlay qaraxii caawa lagu weeray maqaayad ku taala Xamar Jabjab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)