[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Cabdi Xaashi”Madaxweyne Farmaajo ma aqoonsana Aqalka Sare iyo Nidaamka Federalka” –

    Admin by Admin
    February 3, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    5
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa shir jaraa’id oo uu ku qabtay magaalada Muqdisho waxa uu ka sheegay in Madaxweyne Farmaajo uusan aqoonsanayn Aqalka Sare iyo Nidaamka Federaalka.

    Shirka jaraa’id ayuu waxa uu ka sheegay guddoomiyaha Aqalka Sare in Madaxweyne Farmaajo uusan fahamsanayn in Somaliland ka maqan tahay nidaamka federalka maadaama aysan qeyb ka ahayn shirka ka socda magaalada Dhuusamareeb.

    “Waxaan ka xumahay mudada uu jiray Aqalka Sare in madaxweyna uusan aqoonsanin, tixgelinin waajibaadka dastuurka siiyay Aqalka Sare, khilaaf kasta iyo wadahadal kasta oo dhexmara Dowladda Dhexe iyo Dowlad Goboleedyada, Aqalka Sare ayay tahay in uu dhexdhexaadiyo” ayuu yiri Cabdi Xaashi.

    Guddoomiye Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale waxa uu shirkiisa jaraa’id ku xusay in Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ee kasoo jeeda Gobolada Waqooyi ay u doorteen inuu noqdo Wakiilka Arrimaha Somaliland, maadaama uu yahay mas’uulka ugu sarreya ee kasoo jeeda halkaas ee ku sugan magaalada Muqdisho, uuna u joogo metelaada Somaliland.

    Cabdi xaashi Cabdullaahi ayaa maalmo kahor Madaxweynaha Galmudug Axmed Qoorqoor ka dalbaday inuu ka qeyb galo Shirka Madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad Goboleedyada uga furmay Magaalada Dhuusamareeb, in kastoo aan looga soo jawaabin dalabkaas.

    Hadalka Cabdi Xaashi ayaa kusoo aadaya xilli maanta magaalada Dhuusamareeb uu shir uga furmay madaxda Federaalka, kuwa Dowlad Gobol



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Gabar Soomaaliyeed oo si cajiiba isaga bixisay dayn lagu yeeshay

    March 1, 2021
    0

    Maxaa ka cusub xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay?

    March 1, 2021
    1

    WARKA HABEEN 8:00PM (28-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 28, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {28-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 28, 2021
    1

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Caafimaadka {28-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 28, 2021
    1

    Kiisas cusub oo Covid 19 oo laga helay dalka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 28, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Gabar Soomaaliyeed oo si cajiiba isaga bixisay dayn lagu yeeshay

    March 1, 2021

    Maxaa ka cusub xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay?

    March 1, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (28-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 28, 2021

    Bar Xog Wareysi {28-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 28, 2021

    Recent News

    Gabar Soomaaliyeed oo si cajiiba isaga bixisay dayn lagu yeeshay

    March 1, 2021
    0

    Maxaa ka cusub xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay?

    March 1, 2021
    1

    WARKA HABEEN 8:00PM (28-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 28, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {28-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 28, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Gabar Soomaaliyeed oo si cajiiba isaga bixisay dayn lagu yeeshay

    March 1, 2021

    Maxaa ka cusub xaaladaha COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay?

    March 1, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)