[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Cali Guudlaawe oo maanta safarkiisii ugu horeeyay ku tagaya Muqdisho

    Admin by Admin
    January 8, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    9
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), Madaxweynaha cusub ee Hirshabelle ayaa waxaa maanta lagu wadaa in safarkiisii ugu horeeyay uu ku taggo Magaalada Muqdisho, tan iyo markii xilka loo doortay 11-kii bishii November ee sanadkii 2020.

    Madaxweynaha ayaan ka safrin Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabelle, tan iyo markii xilkaasi loo doortay muddada labada bilood laga jooggo.

    Madaxweynaha Hirshabelle ayaa hawlo shaqo u taggaaya Magaalada Muqdisho, iyadoona lagu wado in uu kula kulmo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo bulshada reer Hirshabelle ee magaalada degan.

    Soo dhaweynta Madaxweynaha ayaa si weyn looga diyaargaroobay Magaalada Muqdisho, sida ay inoo sheegeen Saraakiil ka tirsan Madaxtooyada Hirshabelle.

    Sida uu qorshuhu yahay Madaxweyne Guudlaawe ayaa maalmaha soo socdo ku naggaan doono Caasimadda Muqdisho.

    Ilo wareedyo ayaa sheegaya in kulanka uu la leeyahay Madaxweyne Farmaajo looga hadli doono arrimaha doorashooyinka ee dalka, oo dhinacyada siyaasadda qaarkood ay ku kala aragti duwan yihiin, qaabka ay wax u socdaan.

    Guudlaawe waxaa lagu tiriyaa Madaxda Dowlad Goboleedyada ee xiriirka dhow la leh Villa Somalia, iyadoo Villa Somalia ay ka taageertay inuu ku soo baxo doorashadii madaxtinimada Hirshabelle ee 11-kii November ka dhacday Magaalada Jowhar.

    Muqdisho waxaa maalmihii la soo dhaafay ka socday kulamo xal loogu raadinayay khilaafka raggaadiyay arrimaha doorashooyinka ee dalka.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Biden warns US Covid-19 tolls could exceed 600,000, urges congressional rescue plan approval –

    January 23, 2021
    0

    Russia arrests dozens of Navalny supporters in demonstrations against Putin across the country –

    January 23, 2021
    0

    Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay goor dhow magaalada Muqdisho –

    January 23, 2021
    0

    Alshabaab oo weeraray degmada Raagge Ceelle ee gobolka Sh/dhexe –

    January 23, 2021
    1

    Iraan oo dil ugu hanjabtay Donald Trump –

    January 23, 2021
    0

    Uganda oo sheegtay inay weerar ku dishay 189 Alshabaab ah –

    January 23, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Biden warns US Covid-19 tolls could exceed 600,000, urges congressional rescue plan approval –

    January 23, 2021

    Russia arrests dozens of Navalny supporters in demonstrations against Putin across the country –

    January 23, 2021

    Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay goor dhow magaalada Muqdisho –

    January 23, 2021

    Alshabaab oo weeraray degmada Raagge Ceelle ee gobolka Sh/dhexe –

    January 23, 2021

    Recent News

    Biden warns US Covid-19 tolls could exceed 600,000, urges congressional rescue plan approval –

    January 23, 2021
    0

    Russia arrests dozens of Navalny supporters in demonstrations against Putin across the country –

    January 23, 2021
    0

    Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay goor dhow magaalada Muqdisho –

    January 23, 2021
    0

    Alshabaab oo weeraray degmada Raagge Ceelle ee gobolka Sh/dhexe –

    January 23, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Biden warns US Covid-19 tolls could exceed 600,000, urges congressional rescue plan approval –

    January 23, 2021

    Russia arrests dozens of Navalny supporters in demonstrations against Putin across the country –

    January 23, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)