[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Ciidamada Amisom oo Qarax lagula eegtay Muqdisho

    Admin by Admin
    December 14, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    48
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Warar dheeraad ah ayaa waxaa ay kasoo baxayaan qarax geystay khasaaro kala duwan oo maanta agagaarka Masaajidka Turkiga ay dhiseen oo ku yaalla wadada u dhaxeysa Xaafada Jamhuuriya iyo Isgoyska fagax lagula eegtay Ciidamo ka tirsan Amisom.

    Qaraxa oo ahaa miinada nooca dhulka lagu Aaso ayaa lala eegtay Kolonyo gaadiid ah oo ay wateen Ciidamo ka tirsan Amisom gaar ahaan kuwa Burundi, kuwaas oo ku wajahnaa Xerada Maslax ee degmada Hurwaa oo farriin ay ku leeyihiin.

    Goobjoogayaal ayaa waxaa ay sheegeen in qaraxa kadib Ciidamada Amisom ay rideen rasaas fara badan oo u badneyd qorayga dhashiikaha ah ee gaariga ugu xiran.

    Mas’uuliyiin ka tirsan gaadiidka gurmadka deg dega ee Amin Ambulance ayaa waxa ay sheegeen in inta ay xaqiijiyeen 5 ruux ay ku geeriyootay 9 kalena ay ku dhaawacmeen rasaasta ay fureen Ciidamada Amisom qarax kadib, dadkaas oo u badan kuwo degan meel u dhow halka qaraxa uu ka dhacay.

    In ka badan laba Saacadood ayaa waxaa hakad galay isku socodka dadka iyo gaadiidka, kadib markii ay Ciidamada Amisom joojiyeen, hayeeshee markii dambe ay dib u fureen, iyaga oo socdaalkodii iska sii watay.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Hundreds protest against corruption and police brutality in Tunisia –

    January 23, 2021
    0

    AstraZeneca says Covid-19 vaccine deliveries to Europe will be “lower than expected” –

    January 23, 2021
    0

    French president says to victims of child sexual abuse ‘We believe you’ –

    January 23, 2021
    0

    Madaxweyne Lafta-gareen oo soo geba-gabeeyay socdaalkiisii Xudur

    January 23, 2021
    0

    Booliska Ruushka oo xirxirey kumanaan ruux oo banaanbaxyo dhigayay (Sawiro) –

    January 23, 2021
    0

    Tigray: Dad isku qoys oo lagu khasbay inay isu galmoodaan

    January 23, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Hundreds protest against corruption and police brutality in Tunisia –

    January 23, 2021

    AstraZeneca says Covid-19 vaccine deliveries to Europe will be “lower than expected” –

    January 23, 2021

    French president says to victims of child sexual abuse ‘We believe you’ –

    January 23, 2021

    Madaxweyne Lafta-gareen oo soo geba-gabeeyay socdaalkiisii Xudur

    January 23, 2021

    Recent News

    Hundreds protest against corruption and police brutality in Tunisia –

    January 23, 2021
    0

    AstraZeneca says Covid-19 vaccine deliveries to Europe will be “lower than expected” –

    January 23, 2021
    0

    French president says to victims of child sexual abuse ‘We believe you’ –

    January 23, 2021
    0

    Madaxweyne Lafta-gareen oo soo geba-gabeeyay socdaalkiisii Xudur

    January 23, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Hundreds protest against corruption and police brutality in Tunisia –

    January 23, 2021

    AstraZeneca says Covid-19 vaccine deliveries to Europe will be “lower than expected” –

    January 23, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)