[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Ciidamada Maraykanka oo duqeyn ka geystey degmada Saakow

    Admin by Admin
    December 24, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    30
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter


    duqeyn


    Taliska ciidamada Maraykanka ee Africa AFRICOM ayaa shegay in duqeyn ay ka geysteen maanta oo ah 24ka bisha December dhisme ay ku sugnaayeen dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab magaalada Saakow ee gobolka Jubbada Dhexe.

    Qoraal ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu xusay in duqeyntan waxyeelo lagu gaarsiiyey xarun ay Alshabaab lahaayeen,balse laguma xusin qoraalka in waxyeelo ka soo gaartay dagaalamayaal ka tirsan Alshabaab.

    “Waxaan qiimeyneynaa in ay waxyeelo ka soo gaartay dad rayid ah duqeyntan oo sababtay in argagaxisada ay baqo cagaha jabsadaan.”ayaa lagu yiri qoraalka.

    Hase yeeshee qoraalka ka soo baxay AFRICOM ayaa lagu xusay in Alshabaab uu halis ku yahay dalka Soomaaliya iyo wadanka Kenya iyo meelo kale.

    “Dadaallada lagu kala dhantaalayo howlgallada cadowga, sidoo kalena lagula soconayo oo cadaadis lagu saarayo Al-Shabaab weli waa ay socdaan,” ayaa lagu yiri qoraalka kasoo baxay AFRICOM.

    Weerarkan ayaa ku soo beegmaya xilli ciidamada Maraykanka ay bilaabeen inay ka baxaan dalka Somaaliya kadib markii uu Madaxweynaha xilka ka sii degeya uu amray in ay boorsoyinkooda ka xirxirtaan dalka Soomaaliya.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray dhismaha wadada Muqdisho & Afgooye

    January 18, 2021
    0

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021
    0

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021
    0

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    0

    France launches public consultation on cannabis legalization –

    January 17, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray dhismaha wadada Muqdisho & Afgooye

    January 18, 2021

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Recent News

    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray dhismaha wadada Muqdisho & Afgooye

    January 18, 2021
    0

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021
    0

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021
    0

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray dhismaha wadada Muqdisho & Afgooye

    January 18, 2021

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)