[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Ciidan ku firxaday dagaalkii Beled Xaawo oo lagu celiyay Beled Xaawo

    Admin by Admin
    January 27, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    1
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    29 askari oo ka tirsanaa Ciidamadii Jubbaland ee Isniintii weeraray Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo ayaa waxaa xalay dib loogu celiyay degmadaasi, ka dib markii ay dagaalka ku firxadeen.

    Qoysas degan deegaanka Toosimey oo 50km dhinaca bari kaga beegan Degmada Beled Xaawo ayaa Maamulka Gobolka Gedo la soo wadaagay xogta ciidamadaasi, taasoo keentay in ciidan loo diro deegaankaasi, ayna suurtagashay in gacanta lagu soo dhigo.

    Askarta laga soo qabtay Toosimey waxaa la sheegay inay dadka deegaanka weydiisteen inay u sheegaan waddo gayn karta Degmada Garissa ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, balse ay u sheegeen inay waddada ku haggi doonaan subaxa hore ee Arbacada, isla-markaana ay si hoose xogtooda ula wadaageen Maamulka Gobolka Gedo ee haatan uu fadhigoodu yahay Beled Xaawo.

    Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Dowladda ay hareereeyeen askartaasi, ka hor intii aanay u soo qaadin Degmada Beled Xaawo.

    Dhanka kale maxaabiistii maalin ka hor lagu qabtay dagaalkii Beled Xaawo ayaa waxaa Talaadadii shalay la geeyay Degmada Doolow ee Gobolka Gedo.

    Ciidamada Dowladda ayaa gaadiidkooda dagaalka ku daabulay maxaabiistaasi, iyadoona la geeyay xero ciidan oo ku taala halka lagu magacaabo Buundo Garas ee Degmada Doolow.

    Ilo wareedyo ayaa sheegaya in tirada maxaabiista ee la geeyay Degmada Doolow ay gaareyso 179 askari, oo ka tirsan Ciidamadii Jubbaland ee weeraray Degmada Beled Xaawo.

    Dowladda Federaalka ayaa qorsheynaysa in Masuuliyiin iyo Saraakiil ciidanba ay u dirto Doolow, si ay ugula kulmaan maxaabiistii la geeyay Buundo Garas.

    Ilo xog ogaal ah waxay sheegayan in ay suurtagal tahay in maxaabiistaasi loo soo qaado dhanka Magaalada Muqdisho, mana cadda in lagu maxkamadayn doono iyo in kale.

    Si kastaba ha-ahaatee dagaalkii dadka badani ku dhinteen ee Isniintii ka dhacay Beled Xaawo ayaa lagu sheegay mid ka mida dagaaladii ugu qaraaraa ee degmadaasi ka dhacay.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Mahad Karataay oo ka hadlay weerarkii ay ku galeen jeelka Boosaaso

    March 7, 2021
    1

    Dowladda oo gurmad gaarsiinaysa dadka ay abaaruhu ku saameeyeen Gedo

    March 7, 2021
    0

    Sacuudiga oo dhexda ka qabtay 8 diyaarad oo lagu soo weeraray

    March 7, 2021
    1

    Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada oo ku kulmaya Muqdisho

    March 7, 2021
    0

    Rooble oo aqbalay soo jeedintii maanta ee Midowga Musharaxiinta

    March 7, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)