[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    DEG DEG: Weerar dad lagu dilay oo ka dhacay Shabellaha Hoose

    Admin by Admin
    February 4, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    3
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Weerar hubeysan ayaa goor dhow ka dhacay wadada xiriirisa Degmooyinka Afgooye iyo Wanlaweyn ee Gobolka Shabellaha Hoose, ka dib markii maleeshiyada Al Shabaab ay weerareen gaadiid siday dhuxul.

    Maleeshiyada Al Shabaab ayaa beegsaday gaadiidkan, xilli ay ku sugnaayeen kontorool ku yaala halka lagu magacaabo Tabeelaha Maama Caliyow. Kontoroolkan waxaa maamula oo gacanta ku haya maleeshiyaad deegaanka.

    Wararka ayaa sheegaya in dagaal hubka noocyadiisa kala duwan leesku adeegsaday uu ka dhacay deegaankaasi, isla-markaana uu jiro khasaaro dhimasho iyo dhaawacba leh.

    Ugu yaraan shan qof oo odayaal ay ku jiraan ayaa lagu dilay weerarka, halka tiro kalena lagu dhaawacay. Ilo wareedyo ayaa Dhacdo.com u sheegay in khasaaraha uu intaasi ka badan karo.

    Ujeedada Shabaabka ayaa ahaa inay gubaan gaadiidkaasi oo dhuxusha u waday Gobolada Baay iyo Bakool, ganacsato deegaankana ay u rarnaayeen.

    Shabaabka hubeysan ee dalka ka dagaalama ayaa billihii ugu dambeysay soo rogay awaamiir ay ganacsatada iyo gaadiidleydaba uga diggayaan inaanay wax ganacsi ah gayn karin deegaanada Koonfur Galbeed.

    Maleeshiyada Al Shabaab ayaa marar badan gaadiid u rarnaa ganacsato Soomaaliyeed ku gubay deegaanada ku dhow dhow Tabeelaha Maama Caliyow. Wariye-yaashana waxay soo sheegayan in wadadaan oo aanay joogin Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom ay qarka u saaran tahay inay go’do.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    1

    Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (SAWIRRO)

    March 5, 2021
    0

    Shabaab oo sheegtay weerarkii jeelka Boosaaso, sheegayna sababta ay u weerareen

    March 5, 2021
    1

    Faah faahin: Weerarkii xalay lagu galay jeel weyn ee Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Kulankii Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday

    March 5, 2021
    0

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Booliska Soomaaliya oo ka hadlay qaraxii caawa lagu weeray maqaayad ku taala Xamar Jabjab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Recent News

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    1

    Booliska Soomaaliya oo ka hadlay qaraxii caawa lagu weeray maqaayad ku taala Xamar Jabjab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    DEG DEG:- Qarax goordhow ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 6, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (05-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)