[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Dood adag oo dhex martay Madaxda D/goboleedyada iyo Midowga Musharaxiinta

    Admin by Admin
    January 11, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    6
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Faah faahino ayaa laga helaya kulan xalay Magaalada Muqdisho ku dhex maray Madaxda Dowlad Goboleedyada qaarkood iyo Golaha Midowga Musharaxiinta.

    Madaxweyne-yaasha Galmudug, Hirshabelle iyo Koonfur Galbeed ayaa Hotel Decale oo ku dhow Garoonka Aadan Cadde kulan dhawr saacadood qaatay kula yeeshay Midowga Musharaxiinta.

    Wararka ayaa sheegaya in kulanka looga hadlay khilaafka cusub ee ku soo kordhay doorashooyinka dalka, ka dib markii Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble uu Sabtidii sheegay in la guda gelaayo hirgelinta doorashooyinka, xilli ay ka maqan yihiin Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

    Madaxda Dowlad Goboleedyada ayaa Midowga Musharaxiinta ka dalbaday in ay soo gudbiyaan magacyada xubnaha ka midka ah Guddiga Doorashooyinka, ee ay ka cabanayaan.

    Wararka ayaa intaa ku daraya in Madaxweyne-yaasha Dowlad Goboleedyada ay Midowga Musharaxiinta u sheegeen in ay ka shaqayn doonaan xalinta cabashadooda, ka hor inta aanay Dowladda Federaalka guda gelin hirgelinta doorashooyinka.

    Ilo wareedyo ayaa sheegaya in dhinacyadaasi ay dhex martay good adag, oo ka dhalatay Doorashada Xildhibaanada Gobolada Waqooyi iyo arrinta Gobolka Gedo. Midowga Musharaxiinta waxay dalbadeen in Doorashada Xildhibaanada Somaliland ka imaanaya looga dambeeyo Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi iyo in Ciidamada Dowladda laga soo saaro Gobolka Gedo, dibna gobolkaasi loogu wareejiyo Maamulka Jubbaland.

    Madaxda Dowladda Goboleedyada ayaa la sheegaya in Midowga Musharaxiinta ugu baaqeen in Jubbaland iyo Puntland soo gudbiyaan Guddiyada Doorashooyinka iyo Xalinta Khilaafaadka, ee ku metelaya Doorashooyinka Qaranka, wixii kalena ay xalin doonto Dowladda Federaalka.

    Arrinta doodda adag ka dhex dhalisay dhinacyadan ayaa lagu sheegay Guddiga Doorashooyinka ee Gobolada Waqooyi iyo tan Gobolka Gedo, oo aad mooddo in Dowladda Federaalka ay dooneyso in iyada looga dambeeyo.

    Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen), Madaxweynaha Koonfur Galbeed ayaa geba-gabadii kulanka ka sheegay in uu si gaar ahi isugu dayi doono xal u helidda arrimahaan cakiran.

    Kulankan ayaa ku soo aadaya, xilli Musharax Daahir Maxamuud Geelle uu Axadii shalay sheegay in aanay soo gudbin doonin magacyada Xubnaha Guddiga Doorashooyinka, ee ay sida gaarka ahi kaga biyo diidan yihiin.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021
    0

    Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo markale ku kulmaya Hotel Decale

    March 4, 2021
    1

    Israel iyo Maxkamadda Adduunka oo qoorta iskula jira

    March 4, 2021
    1

    Shirkii uu Madaxweyne Farmaajo ku baaqay oo u muuqdo in uu fashilmay

    March 4, 2021
    1

    Bankiga Dhexe Somaliya oo war ka soo saaray isticmaalka 50-ka dollar

    March 4, 2021
    1

    Dugsi Sare oo ku yaala Canada oo Hodan Naaleeye loogu magac-daray

    March 4, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021

    Barnaamijka Kulanka KNN (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Recent News

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021
    0

    Barnaamijka Kulanka KNN (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021

    Barnaamijka Kulanka KNN (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)