[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Dowlada Federalka oo Dib u eegis ku sameyneysa Mushaarka Shaqaalaha Rayidka –

    Admin by Admin
    January 17, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    2
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Shirkii u horreeyay oo la xiriira Dib u eegista ,Qiimeynta iyo Dib u habeynta Qaabdhismeedka Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda ayaa maanta ka furmay caasimadda Muqdisho, iyadoo uu daahfuray Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble.

    Waxaa ka qeybgalay Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka, Agaasimayaasha guud ee Hay’adaha Dawladda, khubaro saameynaysa qiimeynta iyo xubno kale oo ka socday hay’adaha ay quseyso.

    Guddoomiyaha guddiga Shaqaalaha Rayidka ee Dawladda, Mudane Xasan Abshirow Maxamed ayaa sheegay in marxalado kala duwan la soo maray inta ay socotay hannaanka horumarinta iyo mushaar bixinta Shaqaalaha Rayidka Dawladda, wuxuuna caddeeyay waqtigan dib u habeyntooda in laga hadlayo inay tilmaam ka bixinayso sida ay Dawladda uga go’antahay Shaqaalaha Rayidka inay noqdaan kuwa awood leh.

    Dr Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa dhankiisa sheegay Dawladda inay muddo 49 bilood ah si joogta ah u bixisay mushaaraadka Shaqaalaha, isagoo sheegay dib u qaabeyntana in laga dhaxlayo horumarinta iyo joogteynta tayada iyo xaquuqda Shaqaalaha Rayidka.

    Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa xaqiijiyay Dawladda inay sameysay dadaallo badan oo dib u habeyn loogu sameynayay nidaamka iyo hannaanka maareynta Shaqaalaha Rayidka kuwaas oo ay ka mid tahay shuruuc iyo siyaasado la doonayo in lagu taaba galiyo sarena loogu qaado Dawlad wanaagga Hay’adaha Dawladda iyo adeegyada ay bixiyaan.

    “Hadafka guud ee laga leeyahay qiimeynta iyo dibu eegista qaabdhismeedka darajooyinka iyo mushaarka waa helitaanka qaab dhismeedka Darajooyinka iyo mushaaraadka Shaqaalaha rayidka oo leh heerar deggan oo koritaan leh.” ayuu ku daray Wasiir Duraan Faarax.

    Gabagabadii, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo si rasmi ah shirka u furay, wuxuu sheegay Xukuumadda inay ka go’antahay dib u habeynta Shaqaalaha Rayidka, wuxuu carabaabay muhiimada ay leedahay dib u qaabeynta oo uu sheegay inay dhaxalsiinayso hay’adaha Dawladda isla xisaabtan iyo koritaan wax qabad oo ka yimaada Shaqaalaha Rayidka.

    Isagoo u mahadceliyay Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada oo shirka soo qaban-qaabisay, wuxuu sheegay “In shirkan uu qeyb weyn ka yahay habeynta ballaaran ee ku socota dhisida maamul wanaagga iyo hufnaanta Hay’adaha Dawladda.

    Shirka oo soconaya muddo saddex cisho ah ayaa looga faaloon doonaa xaaladaha iyo caqabada hadda jira,iyadoo ka dibna la soo bandhigayo sida loo sameynayo dib u eegistaan.

    daahfurka shirka dib u eegista mushaarka shaqaalaha

    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Beesha Caalamka oo baaq cusub ka soo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    WARKA DUHUR (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Barnaamijka Ciyaaraha (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Barnaamijka Ogaal (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Beesha Caalamka oo baaq cusub ka soo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    WARKA DUHUR (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)