[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Dowlada Soomaaliya oo dooneysa in ilaalinta xeebaha Soomaaliya lagu wareejiyo ciidamada Badda Soomaaliya

    Admin by Admin
    December 6, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    58
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in wixii hadda ka dambeeya ay doonayso in meesha laga saaro guddiga xiriirka ka hortagga burcad badeedda xeebaha Soomaaliya.

    Guddigan oo la asaasay in kabadan toban sano kahor, ujeedkiisuna uu ahaa guddi wargelin iyo xiriirnta hawlaha la xiriira ee xeebaha Soomaaliya, waxaana sanadkii 2008 qaraar ay soo saareen Gollaha Amniga ee Qaramada Midoobay lagu hirgeliyay guddigan, maadaamaa xilligaas ay xeebaha Soomaaliya aad ugu badnaayen falalka burcad badeednimada.

    Dowladda federaalka ee Soomaaliya ayaa dalbatay in meesha laga saaro guddigan, waxayna sheegeen in sababta aanan loogu baahneyn ay tahay maadaama Soomaaliya aanay saddexdi sano ee lasoo dhaafay xeebaha lagu arkin falal burcad badeednimo.

    Guddigan ayaa heli jiray dhaqaale badan oo loo adeegsan jiray kahortagga iyo yareynta falalka burcad badeednimada, haseyeeshee dowladda ayaa ku adkeysaneysa in xilligan aanan loo bahneyn.

    “Dhaqaalaha guddigaas waxaa loo adeegsan jiray xabsiyo iyo maxkamado, dadka burcad badeedka lagu soo qabtay sida la sheegayo lagu saaro balse nasiib darro xabsiyadaas waxaa laga dhisay dalalka Tanzania, Kenya iyo Seychelles, marka waxaan leenahay baahida arrintaas ma jirto oo dowladda Soomaaliyeed waxay leedahay awood ay ku maxkamadeyso dadka dembiyada ka gala oo maxkamad lasoo saaro”, ayuu yiri Danjire Abuukar Baalle oo ah danjiraha Soomaaliya ee Qaramada midoobay.

    Inkastoo guddigaas la siiyay muddo sanad ah ayaa haddana dowladda Soomaaliya waxay sheegtay inay hor istaagtay lacagahihii la siin jiray guddigaas, waxaana Abuukar Baale uu sheegay in haatan ay adkaan doonta in guddigaas ay shaqeeyaan dhaqaale la’aan.

    Gollaha Ammaankan ee Qaramada Midoobay ayuu sheegay in uu aqbalay in dib uu eegis ku sameeyo hawlaha ay qabtaan guddigaas, sanad kadibna la isla eegi doona, haseyeeshee guddiga xiriirka ka hortagga burcad badeedda xeebaha Soomaaliya ayuu sheegay inay ku hawlan yihiin sidii loo sii wadi lahaa hawshaas.

    Danjire Abuukar Baale ayaa sidoo kale sheegay in dhaqaalahaas ay tahay in lagu dhiso ciidanka badda Soomaaliyeed, kuwaas oo xeebaha dalka ka ilaaliya burcad badeeda, maraakiibta qashinka ku shubo iyo kuwa sida sharci darrida uga kaluumeysta.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyay magacaabista guddiga doorashooyinka Puntland iyo Jubbaland –

    January 28, 2021
    0

    Kenya oo saddex mar Soomaaliya uga guuleysatay dhinaca Diblomaasiyadeed –

    January 28, 2021
    1

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    1

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021
    0

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyay magacaabista guddiga doorashooyinka Puntland iyo Jubbaland –

    January 28, 2021

    Kenya oo saddex mar Soomaaliya uga guuleysatay dhinaca Diblomaasiyadeed –

    January 28, 2021

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021

    Recent News

    Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyay magacaabista guddiga doorashooyinka Puntland iyo Jubbaland –

    January 28, 2021
    0

    Kenya oo saddex mar Soomaaliya uga guuleysatay dhinaca Diblomaasiyadeed –

    January 28, 2021
    1

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    1

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Midowga Musharaxiinta oo soo dhoweeyay magacaabista guddiga doorashooyinka Puntland iyo Jubbaland –

    January 28, 2021

    Kenya oo saddex mar Soomaaliya uga guuleysatay dhinaca Diblomaasiyadeed –

    January 28, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)