[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Dowladda oo beenisay in la fasaxay qaadka laga keeno dalka Kenya

    Admin by Admin
    January 26, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    7
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Wasiirka Maaliyadda Somaliya, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay inaysan weli dowladdu fasaxin qaadka Mirowga ee laga keeno dalka Kenya.

    Wasiirka Maaliyadda ayaa sheegay hadalkiisii shalay uu ka jeediyay Magaalada Muqdisho in si khaldan loo fasiray, isla-markaana waxa uu ka hadlayay uu ahaa qaadka Hareeriga ee dalka Itoobiya laga keeno.

    “Waxaan ka hadlay oo aan doonayay inaan cadeeyo qaadka Hareeriga ee Somaliya yimaada, oo dadka qaar yiraahdeen qolo ayay u xiran tahay ama dad gooniya ayay u xiran tahay. Muhiimaddu ugu weyn waxay ahayd inaan halkaa ka cadeeyo inaanan jaadkaa Hareeriga ahi cid gooniya u xirnayn, cid weliba oo doontaana soo dejisan karto. Waxaa looga baahan yahay qofkii doonaya in uu arrintaa galo inuu sharciga qaato, leesanka qaato, ruqsadda canshuurtana bixiyo, intaas uun bay muhiimaddu ahayd.” Ayuu yiri Wasiirka.

    Wasiirka ayaa tilmaamay in cid kastoo warkiisa si khalada u fasiratay uu ogeysiinayo in arrinta uu ka hadlay ay ku saabsan tahay oo keliya qaadka Hareeriga ee Itoobiya.

    “Marka haddii khalad la fahmay shalay ama si khalada loo turjuntay arrintu Hareerigey ku saabsan tahay, qaadka Hareeriga ah ayay ku saabsan tahay oo cid gooniya u xirnayn.” Ayuu yiri Wasiir Beyle.

    Warbaahinta qaybteed ayaa baahisay in Dowladda Federaalka ay fasaxday qaadkii Mirowga ee dalka Kenya laga keeni jiray, waxayna tani ku soo aaday, saacado yar uun ka dib dagaalkii shalay ka dhacay Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    0

    Madaxweynaha Puntland oo gaaray Magaalada Boosaaso (SAWIRRO)

    March 5, 2021
    0

    Shabaab oo sheegtay weerarkii jeelka Boosaaso, sheegayna sababta ay u weerareen

    March 5, 2021
    1

    Faah faahin: Weerarkii xalay lagu galay jeel weyn ee Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Kulankii Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo natiijo la’aan ku soo dhammaaday

    March 5, 2021
    0

    Weerar qaraxyo ku bilowday oo caawa lagu qaaday jeelka Boosaaso

    March 5, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Puntland oo sheegtay in dagaal ka dhacay G/ Bari lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021

    Maxaa ka soo kordhay qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (05=03=2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Recent News

    Puntland oo sheegtay in dagaal ka dhacay G/ Bari lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    0

    Maxaa ka soo kordhay qaraxa caawa ka dhacay Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0

    Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (05=03=2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Puntland oo sheegtay in dagaal ka dhacay G/ Bari lagu dilay xubno ka tirsan Al-shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 5, 2021

    Khayre: Bannaanbixii Sabtida waala carqaladeeyay, dib ayaana loo dhigay

    March 5, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)