[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home SOMALI NEWS

    Dowladda Soomaaliya oo si adag ugu jawaabtay hadalkii ka soo yeeray dowladda Imaaraadka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    Admin by Admin
    February 21, 2021
    in SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    0
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter


    Muqdisho-KNN-Wasiirka warfaafinta Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe goor dhow shir jaa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si adag uga fal-celiyey sida ay dowladda Imaaraadka Carabta uga hadashay isku dhacyadii Jimcihii ka dhacay magaalada Muqdisho.

    Dowladda Imaaraadka Carabta oo shalay war ka soo saartay isku dhacyadii ka dhashay banaanbaxyadii ay Jimcihii soo abaabuleen musharaxiinta mucaaradka ah ayaa dowladda Soomaaliya ku tilmaantay mid ku meel gaar ah.

    Wasiir Cismaan Dubbe wax laga xumaado ku tilmaamay in dowladda Soomaaliya loogu yeero ku meel gaar, isagoo sheegay inay dowladaha kale ee carabta ka soo gaareen hambalyo ku aadan sidii ay dowladdu ula tacaashay wixii dhacay maalintii Jimcaha ee aan soo dhaafnay.

    “Waraaqahaas waxay naga soo gaarayeen wadamo badan oo aynu saaxib nahay, gaar ahaan wadamada Carabta oo markii ay maqleen caasimadii dhexdeeda oo laga leeyahay dowladi ma jirto aad u wal-walay. Xalay ayey wasaaraddeena arrimaha dibaddu soo saartay warqad faah faahsan oo ay kusoo dhoweynayaan talooyinkii ka yimid saaxibada caalamka, kuna bal-ballarinayaan sida ay wax u dhaceen, halkan waxaa idin kuugu yeeray in shacabka Soomaaliyeed aynu u sheegno aadna la wadaagtaan in waraaqahaas ay ku dhex-jirtay warqad midab kala leh oo mustaqbalka dalkeena u ekeysiineysay mid madow” ayuu yiri wasiir Dubbe.

    Sidoo kale wasiir Dubbe ayaa sheegay in Soomaaliya iyo Imaaraadka ay ahaayeen labo dal oo leh taariikh fog iyo saaxibtinimo ku dhisan walaalnimo, balse wuxuu hoosta ka xariiqay in haatan madaxda imaaraadka Carabta, gaar ahaan kuwa arrimaha dibadda ay xuub-siibteen inay dhaawacaan iskaashiga iyo xiriirka labada dowladood iyo labada shacab.

    Wasiirku waxuu sheegay in dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ay ka xun tahay hadallada xanafta leh ee kasoo yeeray Imaaraadka, wuxuuna ugu baaqay in cudur-daar iyo raalli-geliba ka bixiso warqadaasi gefka ku ah qaranimada & sidoo kale jiritaanka Soomaaliya.

    https://www.facebook.com/KulmiyeOffical/videos/706755559997397/



    Post Views:
    162



    Isha Wararka AFMO Benaadir

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Go’aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Wariye goordhow lagu dilay Gaalkacyo – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Madaxweyne hore oo xabsi lagu xukumay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Bar Xog Wareysi {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Go’aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Recent News

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021
    0

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Go’aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)