[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Faransiiska oo Somaliya ka cafiyay 306 milyan oo dollar (SAWIRRO)

    Admin by Admin
    November 26, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    87
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Dowladda Faransiiska ayaa maanta Somaliya ka cafisay adduun lacageed oo dhan saddex boqol iyo lix milyan oo dollar, ka dib heshiis ka dhacay Magaalada Muqdisho.

    Heshiiskan ayaa waxaa dhanka Dowladda Somaliya u saxiixay Wasiirka Maaliyadda, Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, halka dhanka Faransiiska ay u saxiixday Aline Ménager, oo ah Safiirka Faransiiska ee Somaliya iyo Kenya.

    Wasiir Beyle oo ka hadlay dayn-cafintan ayaa yiri “Waxaa maanta inoo suuragashay in aan si wada jir ah u saxiixno heshiis Dayn-cafin ah, aniga iyo Safiirka Dowladda France, ee Kenya iyo Somaliya, Aline Ménager.”

    “Dowladda Somaliya waxaa sharaf u ah in si rasmi ah looga cafiyay lacag dhan saddex boqol iyo lix milyan oo dollar ($306-Million).”

    “Faransiiska waxa weeye wadanka 4aad ee lacagta ugu badan nagu leh. Wadanka 1aad waa Mareykanka, wadanka 2aad waa Ruushka, halka kan 3aad uu yahay Talyaaniga. Faransiisku wuxuu nagu lahaa lacag dhan 560 milyan, oo maanta 306 milyan oo ka mida uu naga cafiyay.”

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Rooble “Dowladdu waxay xaqiijinaysaa qoondada haweenka ee 30%”

    March 8, 2021
    3

    Macluumaad la xiriira xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 8, 2021
    1

    Midowga Musharaxiinta oo qoraal u diray Wasiiro Dibadeedyo iyo Madaxda Ururo Caalamiya

    March 8, 2021
    0

    Muqdisho: Askari ka hortagay kooxo bastoolado ku hubeysnaa

    March 8, 2021
    4

    Dowladda oo soo rogeysa ganaax adag (SAWIRRO)

    March 8, 2021
    2

    Kumaandoos lagu soo tababaray Turkiga oo Muqdisho soo gaaray (SAWIRRO)

    March 8, 2021
    3

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Axmed Madoobe oo guddoomiyay shir looga hadlay abaaraha ka jira Jubbaland – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Dhalin yaro Soomaali ah oo ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Casharka Tafsiirka {09-03-2021}= Suuratu {mulki} Darsigii 2aad-{708} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Recent News

    Axmed Madoobe oo guddoomiyay shir looga hadlay abaaraha ka jira Jubbaland – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    Dhalin yaro Soomaali ah oo ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    Casharka Tafsiirka {09-03-2021}= Suuratu {mulki} Darsigii 2aad-{708} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Axmed Madoobe oo guddoomiyay shir looga hadlay abaaraha ka jira Jubbaland – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)