[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Farmaajo oo taageero u muujiyay howlgalka dowladda Itoobiya ka wado Gobolka Tigray

    Admin by Admin
    November 24, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    85
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Madaxweyne Farmaajo ayaa dowladda Itoobiya ku taageeray dagaalka ay ka wado Gobolka Tigray ee ay ugu magacawday howlgalka sharci fulinta.

    Kulan shalay dhex maray Madaxweyne Farmaajo iyo La Taliyaha Amniga ee Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya ayay uga hadleen xaalada ka taagan Itoobiya, howlgalka ka socda waqooyiga dalkaas.

    Inkastoo aanu jirin war rasmi ah oo ka soo baxay dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku saabsan kulankaas, haddana Safiirka Itoobiya ee ayaa shaaciyay kulankaas.

    Safiir Jamaludiin ayaa sheegay in Madaxweyne Farmaajo uu taageero iyo midnimo u muujiyay howlgalka sharci fulinta ee ka socda waqooyiga Itoobiya.

    La Taliyaha Amniga ee Ra’iisul Wasaare Abiy ayaa safaro ku maraya dalalka Gobolka, si uu taageero ugu raadiyo howlgalka ka socda Gobolka Tigreega.

    Itoobiya ayaa illaa hadda ku guuleysatay in dalalka Gobolka iyo kuwa Midowga Afrika aysan ka hadlin dagaalka, iyadoo meesha ka saartay in la dhex dhexaadiyo Itoobiya iyo Maamulka TPLF.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wararkii ugu dambeeyay kiisaska COVID-19 ee dalka

    March 3, 2021
    0

    Maxay ka wadahadleen Rooble & ganacsatada Soomaaliyeed? (SAWIRRO)

    March 3, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Casoowe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    0

    RW Rooble oo soo saaray awaamiir lagu xakameynayo faafitaanka COVID-19

    March 3, 2021
    0

    Puntland oo soo jeedisay in shirka lagu qabto Garoonka Aadan Cadde

    March 3, 2021
    1

    WARKA HABEEN 8:00PM (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Wararkii ugu dambeeyay kiisaska COVID-19 ee dalka

    March 3, 2021

    Maxay ka wadahadleen Rooble & ganacsatada Soomaaliyeed? (SAWIRRO)

    March 3, 2021

    Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Casoowe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    RW Rooble oo soo saaray awaamiir lagu xakameynayo faafitaanka COVID-19

    March 3, 2021

    Recent News

    Wararkii ugu dambeeyay kiisaska COVID-19 ee dalka

    March 3, 2021
    0

    Maxay ka wadahadleen Rooble & ganacsatada Soomaaliyeed? (SAWIRRO)

    March 3, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo war ka soo saaray geerida Xildhibaan Casoowe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    0

    RW Rooble oo soo saaray awaamiir lagu xakameynayo faafitaanka COVID-19

    March 3, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Wararkii ugu dambeeyay kiisaska COVID-19 ee dalka

    March 3, 2021

    Maxay ka wadahadleen Rooble & ganacsatada Soomaaliyeed? (SAWIRRO)

    March 3, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)