[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Farmaajo: Taageerada militari ee Mareykanka waxay inoo suurtagelisay inaan si hufan ula dagaalano Al Shabaab

    Admin by Admin
    October 16, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    156
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya ayaa Dowladda Mareykanka ku ammaanay inay taageero militari siiso Somaliya.

    Madaxweynaha Somaliya ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa Twitter-ka waxa uu ku sheegay taageerada militari ee Mareykanka inay Somaliya ka caawisay in si hufan loola dagaalamo Ururka Al Shabaab.

    “Taageerada militari ee Mareykanka uu siiyo Somaliya waxay inoo suurtagelisay inaan si hufan ula dagaalano Al Shabaab, lana suggo amniga Geeska Afrika.” Ayuu yiri Madaxweynuhu.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa xusay in guul laga gaaro la dagaalanka Al Shabaab iyo iskaashiga labada dal, ay ku imaan karto iskaashi joogto ah, oo laga yeesho arrimaha ammaanka iyo dhismaha Ciidamada Qalabka Sida.

    “Guul laga gaaro safarkan iyo iskaashiga u dhaxeeya Somaliya iyo Mareykanka waxaa lagu gaari karaa oo keliya iskaashi joogto ah, oo xagga amniga iyo taageerid dhisid ah.” Ayuu yiri Madaxweyne Farmaajo.

    Warka ka soo yeeray Madaxweynaha Qaranka ayaa ku soo aadaya, xilli dowladdiisa lagu dhaliilo inay ka gaabisay la dagaalanka maleeshiyada Al Shabaab, isla-markaana uu dhow dhow yahay muddo xileedkiisa.

    Madaxweyne Farmaajo ayaa ololihiisii doorashada ee afar sano ka hor waxaa uu ballanqaaday in muddo laba sano gudahood uu ku soo afjari doono Shabaabka hubeysan, haddii loo doorto xilka madaxtinimada ee dalka, tiiyoo wax ka dhaqangalay aanu jirin.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Canadian Parliament marks US far-right Proud Boys group “a terrorist unit” –

    January 26, 2021
    0

    An article about the accusation against Trump was formally delivered to the US Senate –

    January 26, 2021
    0

    Austria makes FFP2 masks mandatory in shops, public transport –

    January 26, 2021
    0

    The Central African Republic says dozens of rebels were killed in counter-offensive –

    January 25, 2021
    0

    Ugandan judge orders Bobi Wine released from house arrest –

    January 25, 2021
    1

    A hashtag reappears ten years after the Egyptian revolution and the posts are bitter –

    January 25, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Canadian Parliament marks US far-right Proud Boys group “a terrorist unit” –

    January 26, 2021

    An article about the accusation against Trump was formally delivered to the US Senate –

    January 26, 2021

    Austria makes FFP2 masks mandatory in shops, public transport –

    January 26, 2021

    The Central African Republic says dozens of rebels were killed in counter-offensive –

    January 25, 2021

    Recent News

    Canadian Parliament marks US far-right Proud Boys group “a terrorist unit” –

    January 26, 2021
    0

    An article about the accusation against Trump was formally delivered to the US Senate –

    January 26, 2021
    0

    Austria makes FFP2 masks mandatory in shops, public transport –

    January 26, 2021
    0

    The Central African Republic says dozens of rebels were killed in counter-offensive –

    January 25, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Canadian Parliament marks US far-right Proud Boys group “a terrorist unit” –

    January 26, 2021

    An article about the accusation against Trump was formally delivered to the US Senate –

    January 26, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)