[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    G/sare Maxamed Dheere oo u geeriyooday dhaawacii Shabaab u gaysteen

    Admin by Admin
    January 18, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    0
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Allaha u naxariistee waxaa maanta Magaalada Muqdisho dhaawac toddobaadkii hore ka soo gaaray qarax ugu geeriyooday Taliyihii Ururka 49aad, Guutada 10aad ee Qaybta 43aad ee Ciidanka Xoogga Dalka, G/sare Maxamed Dheere.

    Taliyaha ayaa Arbacadii ku dhaawacmay qarax gaarigiisa lagula eegtay agagaarka deegaanka Kormalay ee duleedka Degmada Baardheere.

    Taliyaha iyo ciidankiisa ayaa xilligaa gurmad ahaan ugu sii jeeday deegaanka Kormalay, oo dagaal uu ku dhex maraayay Ciidanka Xoogga Dalka iyo maleeshiyada Al Shabaab.

    Maxamed Dheere ayaa xaaladiisa oo garaab ahayd la keenay Magaalada Muqdisho, si wax looga qabtay, balse uu maanta dhaawacaasi ugu geeriyooday Isbitaalka Digfeer.

    Afhayeenka Ciidanka Xoogga Dalka, Korneyl Aadan Axmed Xirsi (Rufle) ayaa xaqiijiyay geerida ku timid Taliyihii Ururka 49aad ee aagga Degmada Baardheere.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com





    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    Mahad Karataay oo ka hadlay weerarkii ay ku galeen jeelka Boosaaso

    March 7, 2021
    1

    Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas cusub oo covid 19 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0

    Wararkii ugu dambeeyay xaaladda COVID-19 ee dalka

    March 7, 2021
    2

    Bar Xog Wareysi {07-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Kulanka KNN (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (07-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 7, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)