[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Galmudug oo sheegtay in Gaalkacyo lagu qabtay rag lala xiriiriyay Shabaab

    Admin by Admin
    December 22, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    29
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Wasiirka Amniga Galmudug, Axmed Shire Falagle ayaa ka waramay hawlgalka ka socdo Magaalada Gaalkacyo, ka dib qaraxii dadka badani ku dhinteen ee Jimcihii ka dhacay magaaladaasi.

    Wasiirka ayaa sheegay in uu socdo hawlgal xoogan, oo ay iska kaashanayan Maamulada Galmudug, Puntland iyo Saraakiil ka socoto dhanka Dowladda Federaalka.

    “Sidii ay dhacdadu u dhacday ismiidaaminta ahayd ee dadka Saraakiisha u badani ay ku geeriyoodeen hawlgalo aad u xoogan ayaa magaalada laga sameeyay, ayadoo ay iska kaashanayan Galmudug, Puntland iyo Saraakiil Dowladda Federaalka ka socdo oo halkan noogu yimid.” Ayuu yiri Wasiirka oo la hadlay BBC.

    Wasiirka ayaa sheegay in hawlgalka ay si hoose u wadaan laamaha ammaanka, xilli ay degantahay magaalada, iyadoo aan loo dareensiineyn dadka deegaanka.

    “Hawlgaladaasi weli waa socdaan laamaha amniga ayaana si hoose u wada, magaaladuna aad bay u degantahay, iskaashigaas labada maamul-na waa jiraa, waana xooganyahay, dad-na waa lagu qabqabtay.” Ayuu yiri Wasiirku.

    Mar la weydiiyay cidda ay hawlgalka ku beegsanayan ayuu sheegay in lagu dabo jooggo xubnaha kooxaha nabadiidka ka joogga magaalada, waxa uu qorshahoodu yahay iyo ciddii ka masuulka ahayd ismiidaaminta ka dhacday afaafka hore ee Garoonka Kubadda Cagta ee Cabdullaahi Ciise.

    “Waxaa lagu raad jooggaa in la ogaado dadka magaalada ku jira, waxa u diyaarsan iyo ciddii soo maleygtay dhacdadaas ka dhacday Garoonka Cabdullaahi Ciise agtiisa ee ismiidaaminta ahayd, waxaas oo dhanaa la xooraaminayay, daba joogna lagu sameynayay. Dad la qabqabtay oo labada dhinac ahna waa jiraan, koley baaritaan ayaa lagu oran karaa dadkaas, waa dad la hubo.” Ayuu yiri Wasiir Falagle.

    Dhanka kale Wasiir Falagle ayaa sheegay in magaalada uu shir uga socdo Madaxda Galmudug, Saraakiisha Ciidamada iyo dadka deegaanka, si iskaashi dhow looga yeesho arrinta amniga, dib dambena aanay Gaalkacyo uga dhicin dhacdadii Jimcihii oo kale.

    Ismiidaamintan oo ay sheegatay Al Shabaab ayaa saamayn ku yeelatay bulshada ku dhaqan labada daamood ee Magaalada Gaalkacyo.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Madaxweynaha Galmudug oo safar dhulka ah ku tagay Dhuusamareeb –

    January 22, 2021
    0

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021
    0

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021
    0

    New coronavirus variant ‘may be more deadly’, warns UK –

    January 22, 2021
    0

    Lloyd Austin wins Senate backing, becomes first Black Pentagon chief –

    January 22, 2021
    0

    Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay falal kufsi ah inay ka geysteen Mekelle –

    January 22, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Madaxweynaha Galmudug oo safar dhulka ah ku tagay Dhuusamareeb –

    January 22, 2021

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021

    New coronavirus variant ‘may be more deadly’, warns UK –

    January 22, 2021

    Recent News

    Madaxweynaha Galmudug oo safar dhulka ah ku tagay Dhuusamareeb –

    January 22, 2021
    0

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021
    0

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021
    0

    New coronavirus variant ‘may be more deadly’, warns UK –

    January 22, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Madaxweynaha Galmudug oo safar dhulka ah ku tagay Dhuusamareeb –

    January 22, 2021

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)