[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Ganacsatada gobolka Banaadir oo soo dhoweysay kala diristii Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha –

    Admin by Admin
    January 4, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    12
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Qaar kamid ah Ganacsatada ugu waaweyn Gobalka Banaadir oo maanta kulan ku yeeshay Magaalada Muqdisho ayaa soo dhoweeyay go’aankii ay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ku kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha dalka 28-kii bishii dhamaatay ee December.

    Ganacsatadaan ayaa sheegay in muddo ku dhow 20 sano uu khilaaf culus u dhaxeeyay xubnaha Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha islamarkaana uu khilaafkaas ragaadiyay howlo badan oo ay ka qeyb-qaadan jireen, kuwaas oo isugu jiray Gurmadka dadka dhibaateysan iyo ka qeyb-galka dhismaha dalka gaar ahaan wadooyinka Muqdisho.

    Guddomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha Xasan Mire ayaa sheegay in muddo ka badan 12 sano aysan Ganacsatadu laheyn matalaad rasmi ah islamarkaana ay la kulmeen caqabado badan.

    “Muddo 12 sano ka badan waxaan soo marnay marxalado adag mana helin matalaad rasmi ah, ma jirin wadashaqeyn iyo wadajirka ganacsatada Soomaaliyeed laakiin hadda waxaan rajeynayaa in ay dhamaatay waayahaas oo wadajir iyo wax-wada qabsi noo bilaaban doono” ayuu yiri Xasan Mire oo ah Guddoomiyaha Ganacsatada Suuqa Bakaaraha.

    “kala diristii Rugta Ganacsiga waxay aheyd mid xaq ah oo xalaal ah waana taageersanahay 100% “ ayuu yiri Guddoomiyaha qeybta dharka ee Ganacsatada Suuqa Bakaaraha oo goobtaasi maanta ka hadlay.

    Ganacsatada maanta kulanka ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in la-lunsaday lacag dhan 16 Milyan oo doolar, taas oo loogu talagalay dhismaha waddooyinka Muqdisho balse ma jirto ilo ka madaxbanaan oo warkaan xaqiijin kara.

    Si walba ha ahaatee, masuuliyiinta maanta kulanka yeeshay ayaa taageeray guddiga kumeel-gaarka ah ee Wasaaradu dhistay iyagoo ugu baaqay in doorasho xalaal ah ku qabtaan mudadii loo qabtay ee 60-ka cesho ah.

    Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya ayaa todobaadkii hore kala dirtay Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya kadib markii ay sheegtay in lagu sameyn doono dib u habeyn  iyo tayeyn maamulka ah.

     



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021
    0

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Qoorqoor oo galabta gaaray Gaalkacyo (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    1

    G/sare Maxamed Dheere oo u geeriyooday dhaawacii Shabaab u gaysteen

    January 18, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021

    Recent News

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021
    0

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Taliyaha Ciidanka Xoogga oo xilka ka qaaday General ciidan

    January 18, 2021
    0

    Nin oday ahaa oo lagu dilay Gobolka Hiiraan iyo raggii dilay oo baxsaday

    January 18, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Wasiirka Gaashaandhigga Somaliya oo la kulmay Taliyaha AFRICOM

    January 18, 2021

    Madaxweyne Farmaajo oo waraaqaha ka guddoomay Safiiro (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)