[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Golaha Ammaanka oo ka shiray arrimaha Soomaaliya iyo Ra’iisul Wasaare Rooble oo warbixin…

    Admin by Admin
    November 23, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    83
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa maanta shir ka yeeshay arrimaha Soomaaliya, iyadoo shirkaan warbixin looga dhageystay Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya iyo Wakiilka Midowga Afrika.

    Shirkan oo ahaa dhanka aallada foggaan araga ee Zoom-ka ayaa waxaa ka qeyb galay Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble.

    Ergeyga Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya James Swan ayaa sheegay in doorashada Soomaaliya ee soo socota ay tahay inay noqoto mid daah furan, cadaalad, lana wada aqbalsan yahay, sidoo kalena ku dhacda si nabad ah.

    Mr Swan ayaa sheegay inay qasab tahay in doorashada ay noqoto mid ka qeyb gal badan, kana midnimo badan doorashadii 2016.

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble oo shirka uga qeyb galay dhanka qadka Zoom-ka ayaa ka warbixiyay heshiiskii siyaasadeed ee doorashada oo u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

    Waxaa uu sheegay in doorashada Baarlamaanka ay dhici doono dhamaadka sanadkan iyo doorashada hoggaanka dowladda Federaalka ay dhici doonto horaanta sanadka soo socda 2021.

    Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa sheegay inay ka go’an tahay in doorashada ay ku qabsoonto qaab xor ah, kuna dhacda waqtigeeda, isagoo caddeeyay in la ilaalinayo qoondada haweenka ee 30%

    Sidoo kale Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay inuu guddi u saaray oo keena qaabka loo marayo doorasho qof iyo cod ah oo Soomaaliya ka dhacda sanadka 2020/2025, isla markaana qoraal qabyo ah la horkeeni doono Golaha Wasiirada.

    Intii uu shirka socday ayaa waxaa ka haday Wakiilada Golaha Ammaanka u fadhiya dalalka Faransiiska, UK iyo Mareykanka, waxaana ay iyana muujiyeen sida loogu baahan yahay doorasho waqtigeeda ku dhacda, si nabad, xor iyo xalaal ah.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    WARKA HABEEN 8:00PM (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Shirkii RW Rooble iyo Musharrixiinta oo furmay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    QM oo sheegtay in ‘G.Tigrey ay ka dhaceen Falal noqon kara dambiyo’ – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Beesha Caalamka iyo musharixiinta oo ka shiray khilaafka doorashada – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Bar Xog Wareysi {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Shirkii RW Rooble iyo Musharrixiinta oo furmay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Recent News

    WARKA HABEEN 8:00PM (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Shirkii RW Rooble iyo Musharrixiinta oo furmay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    WARKA HABEEN 8:00PM (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)