[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka oo isbedel ku sameeyay jadwalka doorashooyinka –

    Admin by Admin
    December 29, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    20
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka Qaranka ayaa Maanta ku dhawaaqay in uu isbedel ku yimid jadwalkii loo qorsheeyay inay ku dhacaan doorashooyinka Xildhibaannada Aqalka Sare.

    Qoraal kasoo baxay Guddiga lagu mursan yahay ee doorashooyinka oo la ogeeysiiyay dhamaan daneeyeyaasha arrimaha doorashooyinka ayaa waxaa lagu sheegay in uu isbaddal ku yimid jadwalka doorashooyinka Golaha Aqalka Sare ee horey loo qorsheeyey in ay bilaabato 31ka Diseembar 2020 ilaa 6da Jannaayo 2021.

    Sidoo kale Guddiga ayaa waxaa ay sheegeen inay la wadaageen Madaxda Dowladaha Xubnaha Ka ah Dowladda Federaalka in qabashada codsiyada murashixiinta Golaha Aqalka Sare ay ku egtahay 5ta Jannaayo 2021, halka tartanka kuraasta Aqalka Sare loo asteeyay in la qabto inta u dhaxaysa 7-14 Jannaayo 2021.

    Isbaddalka jadwalka ayay guddiga sheegeen inay ku timid codsi Guddiga Doorashooyinka uga yimid Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor oo ku aaddan in muddadaa dib loo dhigo waqtiga loo asteeyey Doorashada Aqalka Sare.

    “ Muddada aan shaacinay waxaa lagu dhammeystirayaa hawlaha qabyada ah ee dhanka qabashada codsiyada murashixiinta iyo diyaarinta agabyada iyo deegaanka ay ku shaqeynayaan Guddiyada Maamulaya Doorashooyinka Heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed aya lagu yiri” Qoraalka guddiga.

    Ugu dambeyn guddiga doorashooyinka lagu mursan yahay waxaa ay sheegeen in ay u mahad celinayaan Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada tixgelinta ay siiyeen codsiga Madaxweynaha Galmudug si doorashada Aqalka Sare ay hal mar u wada qabsoonto.

    Go’aan kale ee kasoo baxay Guddiga doorashoyinka Qaranka ayaa waxaa uu kusoo aadayaa xilli weli aan wax xal ah laga gaarin muranka ka taagan doorashooyinka oo ka dhashay Guddiyada ay magacaawday dowladda oo Musharixiinta Madaxweynaha iyo Xubnaha mucaaradka ay sheegeen in ay ku jiraan xubno ka tirsan NISA & Shaqaalaha dowladda.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Lafta-gareen oo Saraakiisha faray furista wadooyinka Xudur ee go’doonsan

    January 18, 2021
    0

    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray dhismaha wadada Muqdisho & Afgooye

    January 18, 2021
    0

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021
    0

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021
    0

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Lafta-gareen oo Saraakiisha faray furista wadooyinka Xudur ee go’doonsan

    January 18, 2021

    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray dhismaha wadada Muqdisho & Afgooye

    January 18, 2021

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021

    Recent News

    Lafta-gareen oo Saraakiisha faray furista wadooyinka Xudur ee go’doonsan

    January 18, 2021
    0

    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray dhismaha wadada Muqdisho & Afgooye

    January 18, 2021
    0

    26 tan oo raashiin ah oo maanta la geeyay Xudur

    January 18, 2021
    0

    Xiisadda beelaha ee Gobolka Hiiraan oo saameysay gaadiidka xamuulka

    January 18, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Lafta-gareen oo Saraakiisha faray furista wadooyinka Xudur ee go’doonsan

    January 18, 2021

    Wasiirka Warfaafinta oo kormeeray dhismaha wadada Muqdisho & Afgooye

    January 18, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)