[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Gudoomiye Geeda-qorow & Taliyaha Booliska Dhuusamareeb oo qarax ka badbaaday

    Admin by Admin
    December 5, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    67
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Ciidamada ammaanka ayaa maanta fashiliyay qarax la soo dhigay agagaarka Saldhiga Booliska ee Magaalada Dhuusamareeb, iyadoo qaraxa la sheegay in la doonayay in lagu dhibaateeyo masuuliyiin.

    Taliyaha Saldhiga Booliska ee Dhuusamareeb, Nuur Cilmi Maxamed oo galabta la hadlay Saxaafadda ayaa marka hore sheegay in dadka deegaanka ay qaraxaasi ku soo wargeliyeen laamaha ammaanka, sidaasina ay uga hawlgaleen.

    Taliyaha ayaa sheegay in Ciidamada Miino Baarista ay la kaashadeen, sidii qaraxaasi loo kala fur furi lahaa, isla-markaana ay ku guuleysteen.

    Taliyaha oo faah faahiyay goobta qaraxa la soo dhigay iyo sida uu ugu dhowdahay Saldhiga Booliska ayaa yiri “Meel saldhiga u jirta 200 oo tilaabo ayaa lagu qabtay qaraxa. Waa meel runtii dhul la’isku hayay, bulsho badan ay mar walba isugu imaan jireen oo dad shacab ah ay isku hayeen. Gudoomiyaha Degmada, aniga iyo Ciidamada Booliska waa meel aan mar walba taggi jirnay.”

    Taliyaha ayaa intaa ku daray in qaraxa uu ahaa mid la doonaayay in lagu dilo isaga iyo Gudoomiyaha Degmada Dhuusamareeb, Macalin Cabdiraxmaan Cali Maxamed (Geeda-qorow), haddii socodkoodu uu halkaasi ku badnaa.

    “Barnaamijka waxaan u aragnay mid looga faa’iideysanayo taggitaankii aan taggi jirnay, laakiin Alle mahadii ayaga dhagartoodii anaga taanadiiyaa ka sahlanaatay oo anagaa kala hormanay oo fashilinay.” Ayuu yiri Nuur Cilmi Maxamed, Taliyaha Saldhiga Booliska ee Dhuusamareeb.

    Taliyaha ayaa xusay in cadowga ay suurtagal tahay in uu la jooggo Magaalada Dhuusamareeb, isagoona shacabka deegaanka ka codsaday inaanay guryahooda ku haysan, kuna soo wargeliyan hay’adaha amniga, si ay sharciga ula tiigsadaan.

    26-kii bishii November ayay ahayd markii ciidamada ammaanka ay gacanta ku dhigeen nin la sheegay in uu qarax soo dhigay meel ku dhow koley ay qaadka ku iibiyaan haweenka.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Dhaawac laga soo qaaday Beledxaawo oo la keenay Muqdisho –

    January 26, 2021
    0

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021
    0

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    0

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021
    1

    European Union warns AstraZeneca of delayed delivery of Covid-19 vaccine –

    January 26, 2021
    0

    US Senate confirms former Fed Chairman Janet Yellen as the first woman to head the US Treasury Department –

    January 26, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Dhaawac laga soo qaaday Beledxaawo oo la keenay Muqdisho –

    January 26, 2021

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021

    Recent News

    Dhaawac laga soo qaaday Beledxaawo oo la keenay Muqdisho –

    January 26, 2021
    0

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021
    0

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    0

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Dhaawac laga soo qaaday Beledxaawo oo la keenay Muqdisho –

    January 26, 2021

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)