[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Iskahorimaad hubeysan oo saaka ka dhacay magaalada Beledweyne

    Admin by Admin
    December 4, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    72
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Wararka ka imanaya magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in saaka ay soo weerareen fariisimo ay ciidamada dowlada ku lahaayeen magaalada maleeshiyaad uu hoggaamiyo General Xuud.

    Maleeshiyaadka ayaa la sheegay inay gudaha u soo galeen xaafado ka mid ah magaalada Beledweyne balse markii dambe ay dib ugu laabteen saldhig ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-gaal.

    Wararka ayaa waxa ay sheegayaan in labo ruux ay ku dhaawacmeen rasaastii ay is weydaarsanayeen ciidamada milatariga iyo kuwa maleeshiyaadka General uu hoggaamiyo General Xuud.

    Iskahorimaadka kadib ayaa la sheegay in gudaha magaalada Beledweyne uu ka bilowday banaanbax loogaga soo horjeedo Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Cali Cabdulaahi Xuseen.

    Banaanbaxan ayaa ka mid ah banaanbaxyo ay maalmihii la soo dhaafay ka dhigayeen magaalada Beledweyne dad ka soo horjeeda maamulka Hirshabelle.

    Dadka banaanbaxaya ayaa waxa ay dhagxaan dhigeen waddada ugu weyn magaalada Beledweyne ee xiriirisa garoonka diyaaradaha iyo bartamaha magaalada.

    Magaalada Beledweyne ayaa waxaa ku sugan Wasiirka Arrimaha Gudaha dowlada federalka General Muqtaar, Madaxweyne ku xigeenka Hirshabelle Yuusuf Dabageed,guddoomiyaha Baarlamaanka Hirshabelle Luqmaan iyo xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Hirshabelle.




    Previous articleDoon ganacsi oo ku xiratay Dekedda magaalada Hobyo



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    0

    France launches public consultation on cannabis legalization –

    January 17, 2021
    0

    Legendary music producer Phil Spector has died at the age of 81 –

    January 17, 2021
    0

    Joe Biden oo xayiraada ka qaadaya muwaadiniin ay Soomaali ku jirto –

    January 17, 2021
    0

    France may require rapid Covid-19 tests from Irish truck drivers arriving by sea, not UK –

    January 17, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021

    France launches public consultation on cannabis legalization –

    January 17, 2021

    Legendary music producer Phil Spector has died at the age of 81 –

    January 17, 2021

    Recent News

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021
    0

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    0

    France launches public consultation on cannabis legalization –

    January 17, 2021
    0

    Legendary music producer Phil Spector has died at the age of 81 –

    January 17, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    North Korea oo soo bandhigtay gantaalka ugu weyn dunida (SAWIRRO)

    January 18, 2021

    Uganda’s opposition leader Bobi Wine is under “house arrest” after a controversial vote, the party said –

    January 17, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)