[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Jahwareer ka dhashay weerar ciyaartoyda KG loogu gaystay Muqdisho

    Admin by Admin
    December 28, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    22
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Waxay ahayd dhacdo dad badani ka yaabisay markii uu soo baxay warka sheegaya in Magaalada Muqdisho lagu weeraray bas ay la socdeen ciyaartoyda kooxda Koonfur Galbeed.

    Baska ayaa lagu weeraray agagaarka Garoonka Injineer Yariisow, waana wax yar ka dib markii ay soo idlaatay ciyaartii galabta garoonkaasi ku dhex martay kooxaha Banaadir iyo Koonfur Galbeed, oo 3-1 ay guusha ku raacday kooxda Gobolka Banaadir.

    Wararka ayaa sheegaya in weerarkaasi loo adeegsaday dhegxaan, ayna ku dhaawacmeen tiro ka mida ciyaartoyda kooxda Gobolka Banaadir, oo la geeyay Isbitaalka Digfeer.

    Gudoomiye Kuxigeenka Dhinaca Siyaasadda iyo Amniga ee Maamulka Gobolka Banaadir, Cali Cabdi Wardheere (Cali Yare) iyo masuuliyiin kale oo ka tirsan Maamulka Koonfur Galbeed ayaa isbitaalka ku booqday ciyaartoydaasi.

    Cali Yare ayaa sheegay in weerarkaasi uu u muuqday mid loola dan lahaa ciyaartoyda Gobolka Banaadir, maadaama ciyaartoyda kooxda Koonfur Galbeed ay saarneyd bas uu leeyahay Maamulka Gobolka Banaadir.

    Dhanka kale hay’adaha ammaanka ayaa wada baaritaan la xiriira weerarka Magaalada Muqdisho loogu gaystay ciyaartoydii Maamulka Koonfur Galbeed ku meteleysay tartanka koobka kubadda cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir.

    Ma cadda ujeedada loo beegsaday ciyaartoyda Koonfur Galbeed, dad badanina waxay ku jahwareersan yihiin sababta ay bartilmaameed u noqdeen.

    Waa weerarkii ugu horeeyay oo ceynkiisa ah Caasimadda Muqdisho loogu gaysto ciyaartoyda, tan iyo markii tartankan laga bilaabay dalka, dhawr sano horteed.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021
    1

    Joe Biden oo bilaabay wax ka bedelka siyaasadihii Trump iyo Soomaalida oo soo dhaweysay

    January 21, 2021
    0

    Covid-19 restrictions on staying in place, Macron warns protesting students –

    January 21, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021

    Recent News

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)