[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    James Swan oo shir ugu baaqay Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada

    Admin by Admin
    December 7, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    59
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Wakiilka Qaramada Midoobey u qaabilsan arrimaha Somaliya, James Swan ayaa ku baaqay in ay shir isugu yimaadaan Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa Dowlad Goboleedyada.

    Wakiilka oo walaac ka muujiyay muranka hareeyay doorashada lagu wado in dalka ka dhacdo 2020/21 ayaa sheegay in loo baahanyahay in laga gudbo wax kasta oo caqabad ku keeni kara.

    Wakiilka oo ka hadlayay shirkii maanta Magaalada Muqdisho uga furmay Somaliya iyo Beesha Caalamka ayaa tilmaamay in ay muhiim tahay in doorashada waqtigeeda ku dhacdo, isla-markaana ay ka qaataan dhammaanba daneeye-yaasha siyaasadda ee dalka.

    James Swan ayaa sidoo kale sheegay in ay muhiim tahay in doorashada ay noqoto mid loo dhanyahay, heshiis-na lagu yahay.

    Dhanka kale Safiirka Mareykanka ee Somaliya, Danjire Donald Yamamoto ayaa sheegay in Mareykanka uu la xisaabtami doono cid kasta oo caqabad ku noqoto hufnaanta doorashada dalka. Safiirka oo ka hadlay shirkii maanta ayaa marka hore sheegay in loo baahanyahay in doorashada waqtigeeda lagu qabto, lana fuliyo heshiiskii Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada ku gaareen Magaalada Muqdisho.

    Safiirka ayaa carabka ku adkeeyay inaanan qofna laga ogolaan doonin in siduu doono uu u maamusho doorashooyinka guud ee dalka. Yamamoto ayaa hoosta ka xariiqay inaanan dalka laga abuuri karin doorashooyin is barbar-socda, oo hal doorasho oo keliya ay tahay inay ka qabsoomto. Waxa uu intaa ku daray in Mareykanka uu la xisaabtami doono, ciddii loo arko inay wiiqeyso hufnaanta doorashada.

    “Mareykanka dhaqaale badan ayuu ku bixiyay dib u dhiska Dowladnimada Somaliya, wixii horumarkeeda caqabad ku ahna waan la xisaabtami doonnaa. Doorashada oo xumaataa waxay khatar gelinaysaa horumarkii laga gaaray Dowladnimada Somaliya, waxayna fursad u siin doontaa Shabaabku inay xoogeystaan.” Ayuu yiri Yamamoto.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Amiirka Dubai oo loo haysto afduubka gabdho uu dhalay

    February 26, 2021
    0

    Rooble oo boggaadiyay heshiiskii Midowga Musharaxiinta (SAWIRRO)

    February 26, 2021
    0

    Turkiga oo saddex Masaajid ka dhisay Guriceel & Dhuusamareeb (SAWIRRO)

    February 26, 2021
    0

    Xoogaga PSF oo gaaray deegaano ka tirsan Buuraha Cal Miskaat (SAWIRRO)

    February 26, 2021
    0

    Turkiga oo saddex Masaajid ka dhisay Guriceel & Dhuusamareeb (SAWIRRO)

    February 25, 2021
    0

    Rooble oo boggaadiyay heshiiskii Midowga Musharaxiinta (SAWIRRO)

    February 25, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{26-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    R/wasaare Rooble iyo Mucaaradka oo caawa shir ugu socda Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    Recent News

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0

    Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{26-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0

    R/wasaare Rooble iyo Mucaaradka oo caawa shir ugu socda Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{26-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)