[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    James Swan: Somaliya halis ayay wajaheysaa

    Admin by Admin
    February 22, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    1
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilan Soomaalia James Swan ayaa sheegay in xiisadda siyaasadda ee sii cakirmaysa ee Soomaaliya ay halis ku tahay horumarkii laga samaynay dib u dhiska hannaanka dawladdeed ee Soomaaliya iyo xataa xaaladda amniga.

    Swan waxa uu walaac ka muujiyey iska hormaadka, xeeladaha cadaadiska iyo awood muujinta oo uu sheegay inay halis ku tahay xaaladda waddanka.

    Waxa uu sheegay in heshiiskii la gaaray 17-kii Sebtember u yahay kan ugu habboon ee lagaga bixi karo dib u dhaca dooarshada, iyo xaqijinta in hoggaamiyayaasha Soomaaliya ay idan cad u haystaan wajaibaadkooda isla markaana loogu soo noqon alhaa in mudnaanta la siiyo ajandayaasha qaranka.

    Waxa uu sheegay in loollalnka afka uu sii saa’idayo, isla markaana dhacdadii 19-ki Febraayo ay carqaaladaysay shrikii lagu qaban laha a Muqdisho ee lagu dhamaystiri lahaa heshiiska September 17.

    Waxa uu shegya inay ku dadaalayaan sidii ay labada maamul ee Jubbaland iyo Puntland ugu soo biiri ahaayeen wadahadallada.

    Waxa uu ku celeiyey inaysan aqbalayn doorashooyin qayb ah, kuwo is garab socda iyo kuwo gaar ah toona, waxaana uu ugu baaqay dadka Soomaaliyeed inay wada hadlaan.

    Dhinaca kalena, wakiilka dawladda Maraykaka ayaa sheegay inay ugu baaqayaan hoggaamiyayaasha Soomaalida inay ka faa’iidaystaan fursadaha, ayna taasi tahay tan ugu degdeg badan inay nabadda ku hormariyaan.

    Waxa uu sheegay in hubanti la’aanta ka taagan dorasada ay dib u dhac ku noqotay wada-hadaladii qaran. Wakiilka Maraykanka ayaa sidoo kale sheegay in shaqaaaqooyinka ka dhacay waddoonka Muqdisho ay yihiin tusaale ugu dambeeyey inay ka iman karto halis ah in waddanku deganaansho la’aan galo. Waxa uu sheegay in Maraykanku ay kasoo horjeedaan gacan ka hadalka.

    Waxa uu ugu baaqay dawladda federraalka iyo madaxda maamul goboeedyada inay qaadaan tallaabo degdeg ah oo lagu xallinayo is mari waaga syaasadeed taasi oo sheegay inay halis ku tahay mustaqbalka Soomaaliya

    Waxay dhinaca kale dawladda Maraykan sheegtay in Al-Shabaab ay weli halis ku tahay amniga Soomaaliya, waxaana uu shaaciyey in sdadex ka mid ah hoggaamiyayaasha Al-Shabaab ay soo jeediyeen inay ku darayaan liiska cunqabataynta Qaramada Midoobay, saddexdaasi oo kala Abuukar Cali Aadan, Macalin Ayman iyo Mahad Karate.

    Soo jeedinta Maraykanka iyo Soomaaliya ee ah in saddexdaas lagu daro liiska cunaqabataynta ayaa u baahan inay oggolaadaan dhammaan xubnaha Golala Ammaanka ee Qaramada Midoobay. Waxayna ka dhigan tahay inaysan safri karin iyo in la xayiro hantidooda.

    Source: VOA

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Sheekh Umal oo fariin u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Barnaamijka Ciyaaraha 08- 03- 2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Barnaamijka Ogaal (08-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    2

    Cumar Filish oo sheegay in tilaabo laga qaadi doono cid walbo oo qaadan Facemask( ama (weji xirka) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    1

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (08-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Casharka Tafsiirka {08-03-2021}= Suuratu {mulki} Darsigii 1aad-{707} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Sheekh Umal oo fariin u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Barnaamijka Ciyaaraha 08- 03- 2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Barnaamijka Ogaal (08-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Cumar Filish oo sheegay in tilaabo laga qaadi doono cid walbo oo qaadan Facemask( ama (weji xirka) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Recent News

    Sheekh Umal oo fariin u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Barnaamijka Ciyaaraha 08- 03- 2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Barnaamijka Ogaal (08-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    2

    Cumar Filish oo sheegay in tilaabo laga qaadi doono cid walbo oo qaadan Facemask( ama (weji xirka) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Sheekh Umal oo fariin u diray Saciid Deni iyo Axmed Madoobe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021

    Barnaamijka Ciyaaraha 08- 03- 2021 – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)