[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Joe Biden oo xayiraada ka qaadaya muwaadiniin ay Soomaali ku jirto –

    Admin by Admin
    January 17, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    1
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa lagu wadaa inuu saxiixo dhowr digreeto saacadaha ugu horreeya, marka xilka loo caleema saaro Arbacada soo socota.

    Dikreetooyinkan oo lagu wado inuu Biden saxiixo maalinta Arbacada ee la qorsheynayo in loo dhaariyo madaxtinimada Maraykanka ayaa waxaa ay yihiin kuwo uu ku burinayo amaro hore uu u saxiixay Madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Donald Trump.

    Kuwa ugu horreeya uguna waa weyn ayaa waxaa ka mid ah laalista xayiraada socdaalka ee uu Trump saaray dalal dhowr ah oo intooda badani Muslimiin ah oo Soomaaliya ay ku jirto.

    Xayiradaas socdaalka ayaa saameysay Soomaali badan oo ku jira xerooyinka qaxootiga oo ku hami weynaa in loo soo qaado dalka Mareykanka. Waxay sidoo kale u diiday Soomaalida Mareykanka ku nool qaarkood in dalka la keeno ehelladooda, sida xaasaska iyo carruurta.

    Waxaa sidoo kale digreetooyinka ka mid ah kuwa lagu amrayo dib ugu laabashada heshiiska cimilada ee Paris, iyo inuu waajib ka dhigo in maaska afka lagu daboolo lagu xirto dhamaan xarumaha dowladda federaalka.

    Biden iyo ku xigeenkiisa, haweeneyda la yiraahdo Kamal Harris ayaa la wareegi doona talada xafiiska Aqalka Cad ee looga arrimiyo Mareykanka 20-ka bishaan oo ku beegan Arbacada soo socota.

    Hase yeeshee waxaa jirta cabsi weyn oo laga qabo in xil wareejintan uusan ka qeybgalin Madaxweyne Trump waxaana la adkeeyay ammaanka dhammaan magaalooyinka dalka Maraykanka iyadoo laga cabsi qabo inay dhacaan banaanbaxyo rabshado wata.

    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0

    Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{26-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0

    R/wasaare Rooble iyo Mucaaradka oo caawa shir ugu socda Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0

    Ururka IGAD oo ka hadlay heshiiskii Dowladda iyo mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0

    Barnaamijka Dhacdooyinka Todobaadka (26=02=2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{26-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    WARKA HABEEN 8:00PM (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    R/wasaare Rooble iyo Mucaaradka oo caawa shir ugu socda Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021

    Barnaamijka Hambalyada iyo Salaamaha{26-02-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)