[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Khadiijo Diiriye “Farmaajo waa Madaxweynaha kaliya ee aan muddo xileedkisa dhammaan ee cadahay inuu soo noqonayo” –

    Admin by Admin
    January 22, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    2
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Wasiirka Gargaarka Dowlada Federalka Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo in dib loo soo dooran doono maadaama uu yahay Madaxweyne wax badan u qabtay shacabka Soomaaliyeed.

    Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye oo muddo dheer siyaasada dalka ku soo jirtey oo wareysi siisay taleefishinka Somali Cable ayaa si xoog leh u taageertay Madaxweynaha haatan xilkiisa toddobaadyo kooban ay ka harsan yihiin ee Maxamed Cabdulahi Farmaajo.

    “Madaxweyne Farmaajo waa madaxweynaha kaliya oo aan hadda muddo xileedkiisa dhamaysan ay cadahay soo noqoshadiisa.”ayay tiri Khadiijo Maxamed Diiriye iyadoo intaasi sii raacisay inay habeen iyo maalin taageersan tahay oo ay u codeyn doonto Farmaajo haddii ay cod yeelato.

    Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa sheegtay in uu kalsoonida shacabka haysto uuna wax badan qabtay isla markaana uu hormariyay dalka.

    “Adeegyadii bulshada,dhaqalihii,ciidankii cadaaladii afartii sano ee la soo dhaafay guryo badan ayaa la soo celiyay,wadooyinka ayuu dhisay illaa Afgooye ayaa wadadii la dhisay.”ayay tiri Marwo Khadiijo.

    Inkastoo ay Marwo Khadiijo Maxamed Diiriye ay aad u taageertay Madaxweyne Farmaajo ayaa hase ahaatee waxaa weli khilaaf ka jira sidii loo qaban lahaa doorashada dalka iyadoo muddo kooban ay ka harsan tahay mudadii la qorsheeyay inay ku dhacdo doorashada dalka.

    Previous articleUNHCR oo sheegtay in qaxooti badan ay galeen dalka Soomaaliya

    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Ciidamada xoogga oo sheegay in ay howlgal ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Maxay kawada hadleen RW Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka? – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Waan waan laga dhex-waday RW Rooble iyo Mucaaradka oo guul-dareysatay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Ciidamada xoogga oo sheegay in ay howlgal ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)