[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Kulan looga hadlayay Amniga Hirshabeelle oo magaalada Jowhar lagu qabtay –

    Admin by Admin
    January 7, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    15
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa shir gudoomiyay kulanka guud ee Amniga Hirshabelle oo lagu qabtay magaalada Jowhar.

    Shirka oo maanta ay kasoo qeybgaleen Wasiiru dowlaha Amniga, Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, Taliyaha Guutada 3aad ee qeybta 27aad, Taliyaha Ciidanka DANAB ee Hirshabeelle, Taliyaha Hay’ada Nabad Sugida iyo Sirdoonka Hirshabeelle, Saraakiil ka socotay Taliska Guud ee Booliska Hirshabeelle, Taliyaha Ciidanka Haramcad ee iyo saraakiil kale.

    Madaxweyne Cali Guudlaawe ayaa kulankan muhiimka ah ee todobaadkiiba mar qabsooma warbixinta Amniga uga dhageystay saraakiisha Hay’adda Amaanka, taasi oo la xiriirtay howlaha sugida amniga.

    Saraakiisha Amniga ayaa Madaxwaynaha la wadaagay howlgalo qorsheysan oo Hay’adaha Amaanka ku sameeyeen, is looga shaqeeyo nabad galyada Caasimada iyo Guud ahaan Magaalooyinka Hirshabeelle.

    Ugu dambeyn Madaxweyne Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa uga mahadceliyay Hay’adaha Amniga, wxuuuna kula dardaarmay inay xoojiyaan howlaha sugida amniga, sidoo kalen shacabka ugu baaqay inay la shaqeeyaan laamaha amaanka.

    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    Dhalin yaro Soomaali ah oo ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    Casharka Tafsiirka {09-03-2021}= Suuratu {mulki} Darsigii 2aad-{708} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    WARKA SUBAX 8:00 AM (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    Puntland oo amar duldhigtay dadka ka safraya Garoowe – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    0

    Madaxweynaha Suuriya iyo xaaskiisa oo laga helay Coronavirus – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 8, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Dhalin yaro Soomaali ah oo ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Casharka Tafsiirka {09-03-2021}= Suuratu {mulki} Darsigii 2aad-{708} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    WARKA SUBAX 8:00 AM (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (09-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021

    Dhalin yaro Soomaali ah oo ku biirtay ciidamada cirka ee Itoobiya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 9, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)