[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Laamaha ammaanka oo rag la tuhunsan yahay ku qabtay Muqdisho

    Admin by Admin
    December 31, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    16
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Laamaha ammaanka ayaa maanta Magaalada Muqdisho waxay ku qabteen saddex nin oo la tuhunsan yahay, kuwaa oo midkood uu hubeysnaa.

    Hawlgal ka dhacay Aargada Degmada Dayniile ayaa lagu soo qabtay raggaasi, xilli ay wateen mooto bajaaj, sida uu xaqiijiyay Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.

    Dhamme Sadiiq Aadan Cali (Doodisho) ayaa sheegay in maalmahaanba la waday hawlgalo lagu baacsanayo kooxaha argagixisada iyo burcadda qowleysatada.

    “Ayaantaanba waxaa socday hawlgalo qorsheysan oo lagula dagaalamayo ama lagu baacsanayo argagixisada baneysatay dhiigga, nafta iyo maalka ummadda Soomaaliyeed iyo kooxaha burcadda qowleysatada ah ee dadka dhexdooda ku dhuumaaleysta ee duleysta.” Ayuu yiri Afhayeenka.

    Afhayeenka ayaa bidhaamiyay in dadka reer Dayniile ay ashtako ka soo gudbiyeen raggaasi, oo ay ku eedeeyeen in ay dhac u gaysteen, ka dibna ay ka hawlgaleen xoogaga ammaanka.

    “Maanta Degmada Dayniile abaare barqadii koox burcad oo qowleysata ah warbixino aanu ka helnay dadka shacabka ayaa ashtako nooga timid, oo nalooga soo dacwooday, marka hawlgaladii la qaaday ayaan ku soo qabanay illaa saddex burcad ah, oo mid ka mida uu hubeysan yahay, isla-markaana mooto bajaaj watay, kuna dhacaayay dadka shacabka ah hawl maalmoodkooda caadiga ah ku jira, marka burcadaas gacantaa ku soo dhignay.” Ayuu yiri Sadiiq Aadan Cali oo la hadlay Radio Kulmiye.

    Doodisho ayaa yiri “Waxay ku xiran yihiin mid ka mida saldhigyada Magaalada Muqdisho, halkaasoo uu baaritaankoodu ka socdo. Haddii dembiile-yaal rasmi ah ay yihiin eedeysane-yaashaasi iyo haddii kalaba, cadaaladaa horkeeni doonnaa, laakiin illaa hadda cadeymaha aanu u hayno iyo ashtakadii dadka ka soo dacwoodaa haynaa, marka waa eedeysane-yaal la rumeysan yahay in ay ku lug lahaayen falalka lagu soo eedeeyay.”

    Hawlgalka lagu soo qabtay raggan ayaa ku soo aadaya, xilli dadka reer Muqdisho ay ka cabanayan kooxaha dhaca ka gaysanaya magaalada, gaar ahaan xilliyada habeenkii.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    0

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021
    0

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021
    0

    Amnesty reprimands France for weapons used against protesters in Lebanon –

    January 28, 2021
    0

    Booliska oo gacanta ku dhigay nin kufsaday gabar 8 jira, ka dibna dilay

    January 28, 2021
    2

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021

    Recent News

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021
    0

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    0

    Kenya maku oor kacsan doontaa warbixintii Guddiga xaqiiqo raadinta?

    January 28, 2021
    0

    France’s Yannick Bestaven wins Vendee Globe solo sailing race worldwide –

    January 28, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Dowlada Maraykanka oo ka Digtey Argagaxiso Gudaha ah –

    January 28, 2021

    Dowladda oo wafdi Wasiiro iyo Saraakiil ciidan u dirtay Doolow (SAWIRRO)

    January 28, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)