[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Macalin Dugsi & afar ruux oo kale oo lagu dilay Gobolka Galgaduud

    Admin by Admin
    January 13, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    1
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Wararka inaga soo gaaraya Gobolka Galgaduud ee Bartamaha Somaliya ayaa sheegaya dabley hubaysan inay dil u gaysteen dad shacab ah.

    Dadkaan la dilay ayaa waxaa ku jira Macalin Dugsi Qur,aan & afar ruux oo kale, kuwaasi oo galabta lagu toogtay deegaan duleedka ka ah Degmada Balanbal ee Gobolka Galgaduud.

    War kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Maamulka Galmudug ayaa waxaa loogu tacsiyadeeyay dadkii shacabka ahaa ee lagu laayay deegaanka Xirsi Lugeey ee duleedka degmada Balanballe, iyada oo lala wadaagay ehelada, qoysaska, qaraabada iyo guud ahaan umadda reer Galmudug.

    Wasaaradda Arrimaha Gudaha Galmudug ayaa sheegtay inay ka shaqeyn doonto sidii loo soo afjari lahaa colaad beeleedyada ku soo laa laabatay Gobolka, waxaana Wasaaradda Amniga Galmudug loogu baaqay inay soo qabtaan dadkii falkaasi ka dambeeyay.

    Dilkaan ayaa wuxuu salka ku haayaa falal la xiriira aargoosi aanooyin qabiil oo horay uga dhacay deegaano ka tirsan Galmudug.

    Maamulka Galmudug ayaan illaa & hadda ku guuleysan wax ka qabashada falalka la xiriira aanooyinka qabiilka oo si joogto ah uga dhaca deeganada Galmudug.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    AstraZeneca says Covid-19 vaccine deliveries to Europe will be “lower than expected” –

    January 23, 2021
    0

    French president says to victims of child sexual abuse ‘We believe you’ –

    January 23, 2021
    0

    Madaxweyne Lafta-gareen oo soo geba-gabeeyay socdaalkiisii Xudur

    January 23, 2021
    0

    Booliska Ruushka oo xirxirey kumanaan ruux oo banaanbaxyo dhigayay (Sawiro) –

    January 23, 2021
    0

    Tigray: Dad isku qoys oo lagu khasbay inay isu galmoodaan

    January 23, 2021
    0

    The White House is examining landmarks between the United States and the Taliban for peace talks with Kabul –

    January 23, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    AstraZeneca says Covid-19 vaccine deliveries to Europe will be “lower than expected” –

    January 23, 2021

    French president says to victims of child sexual abuse ‘We believe you’ –

    January 23, 2021

    Madaxweyne Lafta-gareen oo soo geba-gabeeyay socdaalkiisii Xudur

    January 23, 2021

    Booliska Ruushka oo xirxirey kumanaan ruux oo banaanbaxyo dhigayay (Sawiro) –

    January 23, 2021

    Recent News

    AstraZeneca says Covid-19 vaccine deliveries to Europe will be “lower than expected” –

    January 23, 2021
    0

    French president says to victims of child sexual abuse ‘We believe you’ –

    January 23, 2021
    0

    Madaxweyne Lafta-gareen oo soo geba-gabeeyay socdaalkiisii Xudur

    January 23, 2021
    0

    Booliska Ruushka oo xirxirey kumanaan ruux oo banaanbaxyo dhigayay (Sawiro) –

    January 23, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    AstraZeneca says Covid-19 vaccine deliveries to Europe will be “lower than expected” –

    January 23, 2021

    French president says to victims of child sexual abuse ‘We believe you’ –

    January 23, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)