[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Macluumaad la xiriira weerarkii xalay lagu qaaday Beled Xaawo

    Admin by Admin
    January 25, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    4
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Maleeshiyaad taabacsan Dowladda Kenya ayaa xaqdii dhexe ee xalay weeraray Degmada Beled Xaawo ee Gobolka Gedo, ka dib markii ay iska soo abaabuleen gudaha dalka Kenya.

    Maleeshiyadan ayaa waxaa horkacayay Sarkaal lagu magacaabo Korneyl Cabaas Ibraahim Gurey, oo toddobaadyadii ugu dambeysay maleeshiyadaasi ku uruurinayay xuduudda labada dal, gaar ahaan dhinaca Kenya.

    Korneyl Gurey oo ka mid ahaa Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ee Gobolka Gedo ayaa markii dambe ka soo jeestay safka Kenya.

    Sarkaal ka tirsan Saraakiisha Booliska ee Degmada Beled Xaawo ayaa Dhacdo.com uga xog waramay sida uu weerarkaasi ku bilowday iyo qaabka ay Ciidamada Dowladda uga hortaggeen.

    “Saacaddu marka ay ahayd 2:00 iyo wa-xoogaa daqiiqado ah, dadka oo hurda ayaa waxaa xuduudda maleeshiyaad kala soo tallaabay nin la yiraahdo Cabaas Ibraahim Gurey, oo ka tirsan Saraakiisha Jubbaland ee muddooyinkanba ku sugnaa xuduudda Beled Xaawo iyo Mandhera. 1km wax ka yar ayay gudaha u soo galeen, markiiba waala ogaaday iyagoo maraaya dhisme ay Hormuud leedahay oo ku dhow kastamka, Ciidamadii Booliska ayaa ku baxay, dagaal ayaana meesha ka dhacay.” Ayuu yiri Sarkaalkan oo magaciisa ka gaabsaday.

    Waxa kaloo uu yiri “Haddii ay xabaddu wax yar socotay dib baa loo ceyriyay maleeshiyadii uu watay Cabaas Ibraahim, saddex nin-na waa laga reebay.”

    Sarkaalkan ayaa ku waramaya in ay horeyba ula socdeen abaabulkii ugu dambeeyay ee Kenya ka waday Degmada Mandhera, oo ood wadaag la ah Beled Xaawo.

    “Dhaqdhaqaaqooda waan la soconay, Maqribkii ayay Kenya demisay Isgaarsiintii Shirkadda Safaricom, shalay galab-na bukaanadii rayidka ee ku jiray Isbitaalka weyn ee Mandhera ayaa laga daad gureeyay, waxay dhaheen dhaawacyo ayaa imaan kara ee dadka isbitaalada kale ee yar yarka hala geeyo.” Ayuu yiri Sarkaalku.

    Mar uu ka hadlayay khasaaraha dhankooda ka soo gaaray dagaalka ayuu yiri “Allaha u naxariistee waxaa dagaalka inooga shahiiday Taliye Kuxigeenkii Saldhigga Beled Xaawo, Xidigle Maxamed Cabdinuur, hal askarina waa dhaawac.”

    Dhanka kale Ciidamada Kenya ayaa madaafiic xoogan ku garaacay Degmada Beled Xaawo, sida ay inoo sheegeen dadka deegaanka.

    Ciidamada Kenya ee ku sugan xuduudda labada degmo ayaa madaafiicda ka tuurayay xuduudda Mandhera.

    Dowladda Somaliya ayaa cambaareysay weerarka ay maleeshiyada Kenya soo hubeysay ku qaadeen degmadaasi. Dowladdu waxay xalay sheegtay in la fashiliyay weerarkaasi.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021
    0

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Go’aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Wariye goordhow lagu dilay Gaalkacyo – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Bar Xog Wareysi {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Go’aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Recent News

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021
    0

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {01-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Go’aamo laga soo saarey shirkii RW Rooble iyo Mucaaradka – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)