[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaraha oo la kulmay Wasiirka Arrimaha Afrika ee UK

    Admin by Admin
    December 8, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    61
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska Mudane James Duddridge ayaa la wadaagay qorsheyaasha hirgalay ee shacabka iyo Dowladda Soomaaliyeed ay ka xaqiijiyeen dib u dhiska Ciidamada, la dagaallanka argagixisada iyo musuq-maasuqa, horumarinta dhaqaalaha iyo dadaallada dib u heshiisiinta.

    Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Balal Maxamed Cismaan oo kulanka ka qeyb galay ayaa ka warbixiyey wadahadallada miro-dhalka ah ee dhexmaray labada dhinac, iyadoo la isla qaatay adkeynta iskaashiga dhinacyada amniga, dimuquraadiyadda iyo dhaqaalaha.

    “Soomaaliya waxaa ka go’an horumarinta siyaasaddeeda arrimaha dibadda ee ku dhisan iskaashiga. Labada dowladood waxa ay isla qaateen dardar gelinta dagaalka ka dhanka ah argagixisada, adkeynta dimuquraadiyadda, xoojinta xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo UK, kor u qaadidda taageerada dowladda Ingiriiska iyo maalgashiga.”

    Dhankiisa, Wasiirka Arrimaha Afrika ee Xukuumadda Ingiriiska James Duddridge ayaa dowladda ku bogaadiyey guulaha ay ku tallaabsatay ee hannaanka dib u habeynta Ciidamada, Kobcinta Dhaqaalaha iyo qorshaha hirgelinta doorashada.

    Intaas kaddib, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan soo dhaweyn ah ugu sameeyey Xafiiskiisa wafdiga Ingiriiska, waxaana uu dul istaagay dadaallada Xukuumadda ee hirgelinta doorashada si ay waqtigeeda ugu qabsoomto, iyadoo la raacayo heshiiskii siyaasadeed ee ay gaareen Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad Goboleedyada.

    Kulankan waxaa kala qeyb galay Madaxweynaha, Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Mudane Xasan Macallin Khaliif iyo Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Balal Maxamed Cismaan, halka dhanka Ingiriiska uu ka qeyb galay Danjiraha Dowladda dalkaas ee Somaaliya Ben Fender Obe.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddiga Maamulka Hay’adda Qaran ee Naafada –

    January 21, 2021
    0

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021
    1

    Joe Biden oo bilaabay wax ka bedelka siyaasadihii Trump iyo Soomaalida oo soo dhaweysay

    January 21, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddiga Maamulka Hay’adda Qaran ee Naafada –

    January 21, 2021

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021

    Recent News

    Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddiga Maamulka Hay’adda Qaran ee Naafada –

    January 21, 2021
    0

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Guddiga Maamulka Hay’adda Qaran ee Naafada –

    January 21, 2021

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)