[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Madaxweynaha K/Galbeed oo sheegay in la xalinaayo cabashada Siyaasiyiinta ee Doorashooyinka

    Admin by Admin
    December 20, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    42
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed laftagareen ayaa ka hadlay walaaca ay siyaasiyiinta ay ka mid yihiin musharixiinta Madaxweynaha Somaliya ay ka qabaan howlaha doorashada Soomaaliya.

    Laftaagreen oo khudbad ka jeedinayay munaasad loogu dabaal-degayay sanad-guuradii labaad ee kasoo wareegtay markii la doortay ayaa sheegay in la xalin doono walaaca & cabashada siyaasiyiinta Muqdisho jooga ay ka keeneen doorashada.

    Waxaa uu hadalkiisa intaasi ku daray inay muhiim tahay in mas’uuliyad la iska saaro xalinta cabashada ka imaaneysa siyaasiyiinta ee la xiriirta doorashada six al buuxa loo gaaro.

    “Waxaa rabnaa inaan mas’uuliyad gooni iska saarno dhawaaqa iyo walaacii dadkii siyaasiyiinta ee xamar joogay ee cabashada ka qabay dorashooyinka una baahan in la isku qanciyo oo la wada hadlo, waa tii aan horay u balanqaadnay waa u istaageynaa, wax nagu muhiimsan oo rabno waxay tahay sidii horay u ahaan jirtay inay dooarasho dhacdo, si nabad ku dhacdo, waqtigeedana ku dhacdo ayuu yiri” laftaagreen.

    Dood adag ayaa ka taagan hanaanka habraaca doorashada Somaliya oo Midowga Musharaxiinta u arkaan inay tahay doorasho ku saleysan hanaan boob ah.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021
    0

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021
    0

    New coronavirus variant ‘may be more deadly’, warns UK –

    January 22, 2021
    0

    Lloyd Austin wins Senate backing, becomes first Black Pentagon chief –

    January 22, 2021
    0

    Ciidamada Ethiopia oo lagu eedeeyay falal kufsi ah inay ka geysteen Mekelle –

    January 22, 2021
    0

    Suicide bombings in Baghdad highlight the IS group’s enduring threat –

    January 22, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021

    New coronavirus variant ‘may be more deadly’, warns UK –

    January 22, 2021

    Lloyd Austin wins Senate backing, becomes first Black Pentagon chief –

    January 22, 2021

    Recent News

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021
    0

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021
    0

    New coronavirus variant ‘may be more deadly’, warns UK –

    January 22, 2021
    0

    Lloyd Austin wins Senate backing, becomes first Black Pentagon chief –

    January 22, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Belgium prohibits non-essential travel to limit the spread of Covid-19 variants –

    January 22, 2021

    British tourists quarantined in the French Alps after 14 test positive –

    January 22, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)