[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Madaxweynaha Puntland oo Shuruudo adag ku xirey magacaabista xubnaha Guddiga Doorashooyinka

    Admin by Admin
    December 12, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    56
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo gelinkii dambe ee shalay gaaray magaalada Garowe ee xarunta dowlad goboleedka Puntland ayaa wadahadalo uu maanta la yeeshay Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland waxa uu kala kulmay isfaham waa la xiriira qorshaha uu u tegey magaalada Garowe.

    Maxamed Xuseen Rooble Ra’iisul Wasaaraha dalka ayaa ka dalbaday Madaxweynaha Puntland inuu magacaabo guddiga doorashooyinka ee Maamul goboleedka Puntland xubnihii laga doonayay kadibna laga wadahadlo si wixii qaldan loo saxo.

    Hase yeeshee, Madaxweyne Deni ayaa ku xirey magacaabista guddiga labo shuruud oo ah in la xaliyo arrinta gobolka Gedo oo dowlada federalka iyo Maamulka Jubbaland ay isku khilaafsan yihiin cidda maamulaysa gobolkaas.

    Sidoo kale Madaxweyne Deni ayaa doonaya in dib u eegis lagu sameeyo guddiga doorashada ee ay dowlada federalka magacawday taasoo ah mid uu khilaaf xooggan ka taagan yahay.

    Guddigan ayay Musharaxiinta dooneysa inay u tartamaan xilka Madaxweynaha Soomaaliya waxa ay ku sheegeen inay ku jiraan ciidamo nabad sugid ah iyo shaqaale rayid ah kuwaasoo aan dhexdhexaad ka noqon karin doorashooyinka.

    Ra’iisul Wasaare Roble iyo Madaxweyne Deni ayaa sida ay sheegayaan ilo ku dhow dhow madaxtooyada Puntland waxa ay u muuqdaan arrimahooda kuwo midi midi ku taag ah oo aan dhinacna dooneyn in uu tanaasul ka sameeyo mowqifkiisa.

    Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa u muuqda mid wajahaya tijaabadii ugu cusleyd tan iyo markii uu xilkan la wareegay waxana uu ra’iisul wasaaruhu doonayaa in si dhaqso ah loo dhamaystiro guddiga doorashooyinka ee laga sugayo Maamulada Puntland iyo Jubbaland.

    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Beesha Caalamka oo baaq cusub ka soo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    WARKA DUHUR (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Barnaamijka Ciyaaraha (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Barnaamijka Ogaal (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Beesha Caalamka oo baaq cusub ka soo saartay xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    WARKA DUHUR (02-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Nigeria: Waxaa lasii daayay gabdho todobaadkii hore laga afduubtay iskuul ay dhiganayeen – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021

    Mucaaradka oo Farmaajo ku eedeeyay inuu ‘carqaladeynayo’ wadahadalada iyaga iyo Rooble – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 2, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)