[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo ka digey in doorasho hal dhinac ah ay ka dhacdo dalka –

    Admin by Admin
    January 10, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    5
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Madaxweynaha dowlad goboledka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe ayaa ka digey in doorasho hal dhinac ah dalka ay ka dhacdo waxana uu ku baaqay in shir la isugu yimaado oo la wadahadlo.

    Axmed Madoobe oo dib ugu laabtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in sida hadda xaalku yahay aysan ahayn mid wanaagsan balse loo baahan yahay in laga wada tashado.

    Waxa uu Madaxweyne Axmed Madoobe ka digey in dad gaar ah la yiraahdo doorasho qabta isla markaana la diido in la wadahadlo kuwaasoo uu ula jeeday Maamulada Galmudug,Hirshabelle iyo Koofurgalbeed.

    “Waxaan ka digayaa in fariin aan jirin la is weydaarsado,Soomaaliya Haddii Xamileyso Kalgiitalisnimo iyo Anaa iri iyo sidaan hala yeelo ma aysan Burburteen “ayuu yiri Madaxweyne Axmed Madoobe.

    “Waxaan sugeynay in dib na loogu soo laabto oo saddex qodob oo aan u dhiibnay Madaxweyne Qoorqoor uu jawaabteeda nagu soo celiyo wixii lagu heshiiyay noo keeni lahaa sidaan u sugeynay ayaan maqlaynaa waa la aqbalay heshiiskii jawaab ma helin,jawaab munaasabkeedi dhacday ma ahan,”ayuu yiri Madaxweyne Axmed Madoobe.

    Sidoo kale Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ka hadlay xaalada gobolka Gedo waxana uu sheegay inuu diyaar u yahay in la fuliyo heshiiskii September 17 ee Muqdisho balse la isku fahmi la’ yahay qaabkii loo fulin lahaa.

    “Waxan diyaar u nahay inaan qabano doorasho,waana ina la abuuraa qaab aan uga qaban karno doorasho Garbahaareey maamul kama jiro amni kama jiro,waa in Maamul Goboleedka loo daayo doorashada,”ayuu sii raaciyay.

    Ugu dambeyntii Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa ugu baaqay dadka gobolka Gedo in ay midnimada ilaaliyaan isla markaana aan la kala qeybin.

    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Ciidamada xoogga oo sheegay in ay howlgal ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Maxay kawada hadleen RW Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka? – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Waan waan laga dhex-waday RW Rooble iyo Mucaaradka oo guul-dareysatay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Ciidamada xoogga oo sheegay in ay howlgal ku soo qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)