[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay xeer dib u dhigaya Ansixinta Wax ka beddelka Dastuurka

    Admin by Admin
    December 24, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    30
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah, maadaama la galay xilligii doorashooyinka dalka oo ay sii dhammaaneyso muddada xilhaynta Barlamaanka 10aad, ayna bilaabanayso muddo Xileedka Barlamaanka 11aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Madaxweynaha oo ay wehliyeen Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Ra’iisul Wasaaraha ayaa warbixin faahfaahsan ka dhagaystay 23-kii bishan Diseembar Guddiga La-socodka Dib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka, Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgalinta Dastuurka iyo Wasiirka Wasaaradda Dastuurka taas oo ku saabsanayd arrimaha Dib-u-eegista Dastuurka.

    “Iyadoo aan waxba loo dhimeyn Qodobka 136aad ee Dastuurka KMG, Madaxweynuhu waxa uu dib-u-dhigay ansixinta dib-u-eegista Dastuurka, waxa uuna Baarlamaanka 11aad u gudbiyey qabyo qoraalka ay soo diyaariyeen Guddiga Madaxabannaan ee Dib-u-eegista Dastuurka, ansixiyeenna Guddiga La Socodka BFS, iyadoo ay la socoto warbixin faah-faahsan, habraaca ansaxinta Dastuurka KMG iyo qabyo-qoraalkii 3-aad ee Dastuurka KMG, si loo dhameystiro looguna ansixiyo muddada Xilhaynta Baarlamaanka 11aad.”

    Xeerkan uu saxiixay Madaxweyne Farmaajo ayaa dhaqan galay maanta oo ay taariikhdu tahay 24-ka Diseembar 2020, waxaana la baabi’iyey Sharciga iyo xeer kasto oo ka soo horjeedo arrinkan, iyadoo lagu soo daabicayo Faafinta Rasmiga.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Puntland iyo Jubbaland oo gudbiyay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka

    January 27, 2021
    0

    The Cannes Film Festival is postponed until July after cancellation in 2020 –

    January 27, 2021
    0

    Qarax caawa ka dhacay Degmada Wanlaweyn (SAWIRRO)

    January 27, 2021
    0

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021
    0

    Dab xoogan oo caawa ka kacay Warshadda Isbuunyada Shaakir ee Baydhabo

    January 27, 2021
    0

    Suspected 1980 synagogue bombings in Paris ordered to stand trial –

    January 27, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Puntland iyo Jubbaland oo gudbiyay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka

    January 27, 2021

    The Cannes Film Festival is postponed until July after cancellation in 2020 –

    January 27, 2021

    Qarax caawa ka dhacay Degmada Wanlaweyn (SAWIRRO)

    January 27, 2021

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021

    Recent News

    Puntland iyo Jubbaland oo gudbiyay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka

    January 27, 2021
    0

    The Cannes Film Festival is postponed until July after cancellation in 2020 –

    January 27, 2021
    0

    Qarax caawa ka dhacay Degmada Wanlaweyn (SAWIRRO)

    January 27, 2021
    0

    Macron promises to “go after” child sex crimes, but measures to combat abuse “inadequate” –

    January 27, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Puntland iyo Jubbaland oo gudbiyay Xubnaha Guddiga Doorashooyinka

    January 27, 2021

    The Cannes Film Festival is postponed until July after cancellation in 2020 –

    January 27, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)