[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo beeniyay in ciidamo ka tirsan Jubbaland lagu qabtay Beled xaawo –

    Admin by Admin
    January 25, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    1
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Madaxweyne ku xigeenka maamul goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa beeniyay war uu sheegay wasiirka warfaafinta dowlada federalka oo ah in dagaal ka dhacay Beled Xaawo ay ku qabteen inku dhow boqol maxaabiis oo ah ciidamada Jubbaland.

    Wareysi uu siiyay laanta afka soomaaliga ee VOA ayuu Maxamuud Sayid Aadan ku eedeeyay dowlada federalka inay geysey Beledxaawo ciidamo aan dadka u tureyn kuwaasoo sababay dadka rayidka ah ee ku geeriyooday Beled Xaawo.

    “Nin Wasiir ah oo dhahaya maxaabiis ayaan ku qabanay dagaal ka dhacay Beled Xaawo,waa caadadooda in baraha bulshada ay been ka buuxiyaan,wasiir ku faanaya maxaabiis inaan u jawaabo mustawaheyga ma ahan.”ayuu ku jawaabay Maxamuud Sayid mar la weydiiyay warka sheegaya in maxaabiis looga qabsaday magaalada Beled Xaawo.

    Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland ayaa sidoo kale  beeniyay in ay dagaalka Beled Xaawo ay qeyb ka ahaayeen ciidamada Kenya.

    “Dowlada Kenya deris ayaan nahay annaga dowlad goboleed ayaan nahay, dowlada federalka iyadaa masuul ka ah xiriirka wadamada deriska ah Kenyana ma joogto meesha.”ayuu yiri Maxamuud Sayid Aden Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland.

    Magaalada Beled Xaawo ayaa xaaladeedu hadda degen tahay kadib markii ay istaageen dagaal ay dad badan ku dhinteen oo u dhexeeyay ciidamo daacad u ah dowlada federalka iyo ciidamada Maamulka Jubbaland.

    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    WARKA HABEEN 8:00PM (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Shirkii RW Rooble iyo Musharrixiinta oo furmay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    QM oo sheegtay in ‘G.Tigrey ay ka dhaceen Falal noqon kara dambiyo’ – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Beesha Caalamka iyo musharixiinta oo ka shiray khilaafka doorashada – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Bar Xog Wareysi {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Shirkii RW Rooble iyo Musharrixiinta oo furmay – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    WARKA HABEEN 8:00PM (04-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Siyaasadda {04-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 4, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)