[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Madaxweyne Lafta-gareen oo gaaray Magaalada Xudur (SAWIRRO)

    Admin by Admin
    January 16, 2021
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    2
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta gaaray Magaalada Xudur ee Xarunta Gobolka Bakool.

    Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo ka ambaxay Magaalada Baydhabo ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Garoonka Diyaaradaha ee Xudur.

    Madaxweynaha oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Xudur ayaa sheegay in uu magaalada u yimid ka jawaabidda cabashada xargaha goysatay ee dadka deegaanka ka soo yeereysa.

    Madaxweynaha ayaa qiray in xaalad adag oo bani’aadanimo ay ka jirto Xudur, taa oo ka dhalatay dhibaatooyin dadka deegaanka uga imaanaya maleeshiyada Al Shabaab oo wadooyinkii xiray, gaadiidkii ganacsiga keeni jirayna wadooyinka ku gubaaya.

    “Maanta waxaan u nimid arrimo shaqo oo ku soo gaarnay Degmada Xudur oo ah Xarunta Gobolka Bakool, oo sida aad la socotaanba muddadaanba ay ka jirtay cabasho bani’aadanimo, daruuf ka timid cunaqabateyn iyo dhibaato muddo dheer ku soo socotay, laguna haayay guud ahaan dadka Gobolka Bakool degan iyo Koonfur Galbeed oo dhan, laakiin si gooni ah muddadii dambe u saameysay Degmada Xudur.” Ayuu yiri Madaxweyne Lafta-gareen.

    Lafta-gareen ayaa yiri “Adeegyadii ganacsatada culeyso iyo khasaaro badan ayaa soo gaaray, laba jeer oo isku xigto ay gubteen toban iyo toddobo baabuur oo dad ganacsato ah oo reer Xudur ay lahaayen, sidaasi darteedna uu jidadkii u xirmay.”

    Safarka uu xilligan Madaxweynuhu ku tagay Magaalada Xudur ayaa ku soo aadaysa, saacado yar uun ka dib, markii uu Siyaasiga Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) sheegay in xaaladdii ugu adkeyd ay maanta wajaheyso magaaladaasi.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Barnaamijka Ogaal (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    0

    Taliyaha booliska oo bedelay qaar ka mid ah taliyeyaasha booliska Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    2

    Eritrea oo si adag uga jawaabtay dembiyo dagaal oo lagu eedeeyey – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    0

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    0

    Turkiga soo faragelinaya kiiska badda Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    0

    Barnaamijka Murti iyo Maaweelo (26-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 26, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Barnaamijka Ogaal (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Taliyaha booliska oo bedelay qaar ka mid ah taliyeyaasha booliska Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Eritrea oo si adag uga jawaabtay dembiyo dagaal oo lagu eedeeyey – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Barnaamijka Falanqeynta Wararka (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Barnaamijka Ogaal (27-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021

    Taliyaha booliska oo bedelay qaar ka mid ah taliyeyaasha booliska Muqdisho – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 27, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)