[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Mahdi Guuleed: Qoraalka Musharaxiinta quus ayaa ka muuqata

    Admin by Admin
    November 10, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    117
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter

    Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Dalka, Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa ka jawaabay warkii maanta ka soo baxay musharaxiinta madaxnimada dalka, ee ku dalbanayeen in wax laga bedelo Guddiyada Doorashooyinka Qaranka.

    Musharaxiinta ayaa waxay sheegeen in guddiyada ay ku jiraan Saraakiil ka tirsan Hay’adda NISA iyo Shaqaalaha Rayidka Dowladda, iyagoona dalbaday in xubnahaasi la bedelo.

    Mahdi Maxamed Guuleed, Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka Dalka ayaa sheegay inuu layaabay qoraalka ka soo baxay musharaxiinta, ee ay ku diidan yihiin Guddiyada Doorashooyinka.

    “Waxa aan aad ula yaabay qoraal sida la sheegay ka soo baxay mas’uuliyiin ku isman murashaxiinta Madaxweynaha ee doorashada 2020/21.” Ayuu yiri Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka.

    Ra’iisal Wasaare Kuxigeenka ayaa yiri “Qoraalkaas oo lagu duraayo Guddiyada Doorashooyinka, waxaa ka muuqday kalsooni-darro, quus iyo niyadjab.”

    Qoraal uu soo saaray ayuu ku sheegay “Waxa aan garan waayay faraqa u dhaxeeya Guddigii Doorashada Heer Federaal iyo Somaliland ee 2016 iyo kuwa 2020, oo ay labadaba ka soo dhex muuqdeen wiilal iyo gabdho Soomaaliyeed, oo labada xafiis u kala shaqayn jiray ama ka shaqeeya.”

    Laba iyo toban musharax ayaa qoraalka ay soo saareen ku sheegay inaanay ka qaybgeli doonin tartanka doorashada, haddii aan laga saarin xubnaha ay saluugsan yihiin.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Xisbiga ugu weyn ee mucaaradka Jarmalka oo loo aqoonsaday xagjir – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    0

    Puntland oo mamnuucday in hub lagu qaato gudaha Boosaaso – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    0

    Bar Xog Wareysi {03-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    0

    DFS oo aqbashay in mucaarad ay banaanbax ku qabsadaan Daljirka Daahsoon – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    0

    Barnaamijka Tala Wadaag Qeybtiisa Ciyaaraha {03-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    2

    Barnaamijka Kulanka KNN (03-03-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    1

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Xisbiga ugu weyn ee mucaaradka Jarmalka oo loo aqoonsaday xagjir – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    Puntland oo mamnuucday in hub lagu qaato gudaha Boosaaso – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    Bar Xog Wareysi {03-03-2021} – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    DFS oo aqbashay in mucaarad ay banaanbax ku qabsadaan Daljirka Daahsoon – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    Recent News

    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Xisbiga ugu weyn ee mucaaradka Jarmalka oo loo aqoonsaday xagjir – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021

    Puntland oo mamnuucday in hub lagu qaato gudaha Boosaaso – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 3, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)