[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Maxaa ka soo kordhay dagaalka ka socda Waqooyiga Itoobiya?

    Admin by Admin
    November 25, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    83
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Dagaalada ka socda Gobolka Tigreyga ee Waqooyiga Itoobiya oo xaalado kala duwan abuuray ayaa waxaa xilligan soo baxaya warar sheegaya in cuno yari, ay ku keentay gobolkaasi.

    Wararka ayaa sheegaya in quutul daruuriga uu gabaabsi ku yahay gobolkaasi, ka dib markii ay si weyn u go’doomiyeen Ciidamada Militariga.

    Waxaa kaloo soo baxaya warar sheegaya in shidaalka qudhiisu uu gabaabsi ku yahay gobolkaasi, taasoo sii adkayn doonto in dagaalka ay sii wadaan xoogaga u daacadda ah Maamulka Tigreyga.

    Xafiiska Iskuduwahada Arrimaha Bani’aadanimada ee Qaramada Midoobey (OCHA) ayaa sheegay in saadka gargaarka ee gurmadka deg-degga uu gabaabsi ka sii noqonayo Gobolka Tigreyga.

    OCHA ayaa Dowladda Itoobiya ku eedeysay inay u diiday in shaqaale iyo gargaarba u diraan gobolkaasi, si wax looga qabto arrimaha bani’aadanimo ee ka jira.

    OCHA ayaa Xukuumadda Abiy Ahmed ugu baaqday in dadka ka cararaya dagaalada loo fududeeyo inay halkaasi isaga baxaan, si looga fogaado waxyeelo ka soo gaarta dagaalka amaba inay macluul ugu dhintaan gobolkaasi. Afartan kun oo qof oo keliya ayaa la sheegay in illaa iyo hadda, ay u suurtagashay inay ka cararaan dagaalada, ayna gaareen dalka Suudaan. Waana tiro aad yar intii la qiyaasaayay in bilowga dagaalada ay ku barakici doonaan.

    Dhanka kale Dowladda Emirate-ka Carabta oo xiriir dhow la leh Xukuumadda Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed ayaa bilowday dadaalo, ay ku dooneyso in lagu joojiyo colaadda ka jirta Gobolka Tigreyga.

    Xukuumadda Abu Dhabi ayaa sheegtay in ay ka shaqeynayso xal u helidda dagaalada saddexdii toddobaad ee ugu dambeysay ka socday Waqooyiga Itoobiya.

    Tani ayaa waxay ku soo aadaysaa, xilli saacado kooban ay ka harsan tahay mudada loo qabtay inay isu soo dhiibaan Hoggaanka Maamulka Tigreyga, inkastoo ay ka biyo diideen inay isa soo dhiibaan.

    Hoggaamiyaha Maamulka Tigreyga, Debretsion Gebremichael ayaa si cad u sheegay inaanay isu dhiibi doonin Dowladda Federaalka, taasi bedelkeedana ay door bidayaan inay dagaalka sii wadaan, illaa iyo marka ugu dambeyso.

    Taliska Militariga Itoobiya ayaa sheegay inay ku dhaqaaqi doonaan qabashada Magaalada Mekelle ee Xarunta Maamulka Tigreyga, marka la gaaro mudada loo qabtay.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Biden warns US Covid-19 tolls could exceed 600,000, urges congressional rescue plan approval –

    January 23, 2021
    0

    Russia arrests dozens of Navalny supporters in demonstrations against Putin across the country –

    January 23, 2021
    0

    Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay goor dhow magaalada Muqdisho –

    January 23, 2021
    0

    Alshabaab oo weeraray degmada Raagge Ceelle ee gobolka Sh/dhexe –

    January 23, 2021
    1

    Iraan oo dil ugu hanjabtay Donald Trump –

    January 23, 2021
    0

    Uganda oo sheegtay inay weerar ku dishay 189 Alshabaab ah –

    January 23, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Biden warns US Covid-19 tolls could exceed 600,000, urges congressional rescue plan approval –

    January 23, 2021

    Russia arrests dozens of Navalny supporters in demonstrations against Putin across the country –

    January 23, 2021

    Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay goor dhow magaalada Muqdisho –

    January 23, 2021

    Alshabaab oo weeraray degmada Raagge Ceelle ee gobolka Sh/dhexe –

    January 23, 2021

    Recent News

    Biden warns US Covid-19 tolls could exceed 600,000, urges congressional rescue plan approval –

    January 23, 2021
    0

    Russia arrests dozens of Navalny supporters in demonstrations against Putin across the country –

    January 23, 2021
    0

    Faahfaahin ka soo baxaysa qarax ka dhacay goor dhow magaalada Muqdisho –

    January 23, 2021
    0

    Alshabaab oo weeraray degmada Raagge Ceelle ee gobolka Sh/dhexe –

    January 23, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Biden warns US Covid-19 tolls could exceed 600,000, urges congressional rescue plan approval –

    January 23, 2021

    Russia arrests dozens of Navalny supporters in demonstrations against Putin across the country –

    January 23, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)