[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Maxaa looga hadlay kulanka Musharaxiinta Madaxweynaha ee maanta?

    Admin by Admin
    November 25, 2020
    in News, Politics, SOMALI NEWS
    0 0
    0
    0
    SHARES
    81
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Shirka Midowga Murashixiinta ee ka socda magaalada Muqdisho ayaa galay maalintiisii Shanaad, iyadoo shirkaasina hore loo qorsheeyay in maanta la soo gabagabeeyo.

    Musharaxiinta ayaa waxa ay maanta la kulmeen wakiilo ka socday warbaahinta madaxabanaan iyadoo kulankaasina looga hadlay arrimaha doorashooyinta iyada oo barbaahinta ay musharixiinta u gubiyeen talooyinkooda ku aadan doorashooyinka dalka iyo sidii ay ugu dhici laheyd qaab xasiloon oo nabad-galyo ah.

    Musharaxiinta ayaa madaxda warbaahinta madaxa-banaan u gubiyay waxyaabaha ay ka cabayaan ee la xiriira doorashooyinka Soomaaliya gaar ahaan guddiyada ay soo magacaawday Xukumadda Soomaaliya oo musharixiintu rumeysan yihiin inay yihiin saraakiil ka tirsan laamaha amaanka Soomaaliya iyo shaqaalaha madaxtooyada.

    Markii kulanku soo dhamaaday Waxaa warhaahinta si wadajir ah ula hadlay Afhayeenka midowga Musharixiinta Ridwaan Xirsi Maxamed iyo Gudoomiyaha Warbaahinta Mustaqbal Axmed Ciise Guutaale oo ku hadlayay afka warbaahinta Madaxa-banaan ee ka qeybgashay kulankii maanta dhexmaray Warbaahinta iyo Midowga Musharixiinta.

    “Saxaafadda madaxa banaan oo aan magaceeda aan ku hadlayo waxaa loogu yaaray in ay dhagaysato waxa ay ku fakarayaan, iyo sida ay waxa u rabaa iyo meesha wax socdaan,saakay ayaan ka kulan shir socday labo saacadood iyo xooggaa iyagana ay sheegeen sida ay wax u rabaan iyo sida ay rabaan in ay u dhacdo runtii waxa ay u muujiyeen walbadan oo ku saabsan in dalka doorashad uga dhacdo” ayuu yiri Axmed Ciise Guutaale.

    Afhayeenka Midowga Musharixiinta Ridwaan Xirsi Maxamed oo isna ka hadlay gabagabdii kulanka ayaa u mahadceliyay madaxda warbaahinta madaxa-banaan waxana uu sheegay in ay ka dhagaysteen talooyinkooda ku aadan doorashooyinka dalka ka dhacaya horaanta 2021.

    Sidoo kale Afhayeenka ayaa shaaciyay goorta lasoo gaba gabeeynayo shirka Muqdisho ka socda ee maal maha badan qaatay, waxaana uu ka dhawaajiyay Afhayeenka u hadlay Midowga Murashixiinta in maalinimada berri ah lasoo gaba-gabeeyn doono shirka, ayna soo saari doonaan war-murtiyeed dhammeystiran.

    Musharixiinta ku shiraya Muqdisho ee u taagan Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shirkoodu waxaa uu qaatay muddo shan maalmood ah, iyadoo ay ka arrinsanayaan dooarashada dalka ka dhici doonta dhammaadka sanadkaan iyo billowga sanadka dambe.



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021
    0

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    0

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021
    1

    European Union warns AstraZeneca of delayed delivery of Covid-19 vaccine –

    January 26, 2021
    0

    US Senate confirms former Fed Chairman Janet Yellen as the first woman to head the US Treasury Department –

    January 26, 2021
    1

    Canadian Parliament marks US far-right Proud Boys group “a terrorist unit” –

    January 26, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021

    European Union warns AstraZeneca of delayed delivery of Covid-19 vaccine –

    January 26, 2021

    Recent News

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021
    0

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    0

    Another night of riots in the Netherlands over the curfew Covid-19 –

    January 26, 2021
    1

    European Union warns AstraZeneca of delayed delivery of Covid-19 vaccine –

    January 26, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    30 Sano oo ka soo wareegatay markii xukunka laga tuuray Siyaad Barre( Warbixin Taariikheed) –

    January 26, 2021

    The Italian Prime Minister would stop and seek a new government amid pandemic and political unrest –

    January 26, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)