[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Maxay yihiin odayaashii maanta lagu dilay Suuqa Bakaaraha?

    Admin by Admin
    January 23, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    1
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Laba nin oo oday dhaqameedyo ahaa ayaa maanta lagu dilay Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, iyadoona ay dileen rag bastoolado ku hubeysnaa.

    Ciidamada Booliska ee Suuqa Bakaaraha ayaa ku guuldareystay inay gacanta ku soo dhigaan raggii bastooladaha ku hubeysnaa ee dilka gaystay.

    Odayaasha oo lagu kala magacaabi jiray Nabadoon Axmed Sheekh Cabddullaahi Fiqi Cumar iyo Nabadoon Axmed Suldaan Muxumud Suldaan Aadan ayaa dhawaan ka yimid Gobolada Dhexe.

    Odayaasha ayaa waxaa soo baxaya warar sheegaya in ay ka yimaadeen deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, oo dhawaan ay ka dhaceen dagaalo ay ku qaadeen maleeshiyada Ururka Al Shabaab.

    Mahad Cabdalla Cawad, Gudoomiye Kuxigeenka 2aad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Somaliya oo ka tacsiyadeeyay dilka odayaasha ayaa dhanka kale iftiimiyay in ay iska diideen inay u hoggaansamaan awaamiirta Al Shabaab.

    “Waxaan tacsi u dirayaa qoyska iyo ehelka Axmed Suldaan Muxumud Suldaan Aadan iyo Nabadoon Axmed Sheekh Cabdullaahi Fiqu Cumar, oo ahaa odayaal dhaqan oo lagu dilay Muqdisho maanta ,iyaga oo ahaa dadkii hore u diiday inay ku shaqeeyaan amarka Al Shabaab.” Ayuu yiri Gudoomiye Kuxigeenka oo warkan ku sheegay qoraal uu soo dhigay bartiisa xiriirka dadweynaha.

    Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa dhawaan ku hanjabay in ay la xisaabtami doonaan dadka u hoggaansama awaamiirta mintidiinta Al Shabaab.

    Madaxweynaha oo Talaadadii Magaalada Gaalkacyo kaga qaybgalay munaasabad lagu xusaayay Saraakiishii Militariga ee lagu laayay ismiidaamintii 18-kii bishii December ka dhacday Koonfurta Gaalkacyo ayaa yiri “Waxaan rabnaa argagixisada kuwa dhibaatadooda buunbuuniya, kuwa farriimahooda u hoggaansamo oo ogolaada fariimahooda inay maqlaan ama dalabkooda yeela, iyagoo ama naf yar xeeleysanaya oo naf is leh armaa adiga si gaara kuu dhibaan ama qaarkood xitaa danno raqiisa ka leeyihiin, waxay noola mid yihiin Shabaab.”

    Madaxweyne Qoorqoor ayaa sidoo kale yiri “Dad waxaad arkeysaa dhahaya Shabaab baa meel hebla soo galay, Shabaab baa saas yeelay, waa maanlaawe-yaal aan garaneyn waxa ay ku hadlayaan. Wuxuu rabaa cadowgaas in dadka u xayeeysiiyo ama dadka iidheh u sameeyo, isagoo si xun u fekeraya. Shabaab meeshii ay soo galaan iyo meeshii yimaadaan, si in la’iska qabto uun baa isugu sheegeynaa ee uma samayneyno, loomana samayn karo wax u eg dadka in lagu qalqal-geliyo. Farriimahooda iyo dalabkooda lama aqbali karo, loomana hoggaansami karo.”

    Qoorqoor ayaa intaasi ku daray “Kii xoolo bixiya, kii waqti ku bixiya iyo kii u tagga, dhibaatada ay dadka u gaysanayaan buu qayb ka yahay, dadkuuna dhinaciisa ka dhibayaa, sidaasaana rabnaa in loola xisaabtamo.”

    Hase ahaatee Madaxweyne Qoorqoor ayaan soo bandhigin wax qorshe ah, oo ay dadka uga difaacayaan dhibaatada kaga imaan karta kooxaha argagixisada.

    Shabaabka hubeysan ee dalka ka dagaalama waxaa lagu tilmaamaa cadowga keliya ee muuqdo, ay maanta ummadda Soomaaliyeed leedahay, iyagoona beegsi joogto ahi ku haya dadka kuwooda indhaha u ah iyo cid kastoo awaamiirtooda diidda.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Macluumaad la xiriira dilka Wariye Jamaal Faarax loogu gaystay Gaalkacyo

    March 1, 2021
    0

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021
    0

    Ra’iisal Wasaare Rooble oo maanta kulan la leh Midowga Musharaxiinta

    March 1, 2021
    0

    SAWIRRO: Saraakiisha Guutada 14-ka October oo la siinayo tababar la xiriira miinooyinka

    March 1, 2021
    0

    Cumar Cabdirashiid oo ka hadlay xaaladda dalka iyo waxa uu Farmaajo ku soo kordhiyay

    March 1, 2021
    0

    Lix qof oo COVID-19 ugu dhimatay Magaalada Garbahaarey

    March 1, 2021
    2

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Macluumaad la xiriira dilka Wariye Jamaal Faarax loogu gaystay Gaalkacyo

    March 1, 2021

    Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas hor leh oo Coronavirus ah – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021

    Recent News

    Macluumaad la xiriira dilka Wariye Jamaal Faarax loogu gaystay Gaalkacyo

    March 1, 2021
    0

    Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas hor leh oo Coronavirus ah – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0

    Rooble oo magacaabay guddiyo ka shaqeeya bannaanbaxyada (SAWIRRO)

    March 1, 2021
    0

    Maxkamadda ICJ oo war ka soo saartay kiiska badda ee Soomaaliya iyo Kenya – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    0
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Macluumaad la xiriira dilka Wariye Jamaal Faarax loogu gaystay Gaalkacyo

    March 1, 2021

    Wasaaradda caafimaadka oo shaacisay kiisas hor leh oo Coronavirus ah – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    March 1, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)