[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Meydka General Galaal oo loo qaaday Magaalada Guriceel

    Admin by Admin
    February 1, 2021
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    0
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter





    Allaha u naxariistee General Maxamed Nuur Galaal ayaa meydkiisa loo qaaday Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, si halkaasi loogu aaso.

    Meydka marxuumka ayaa galabta diyaarad looga qaaday Garoonka Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, iyadoo jananka uu ka mid ahaa dadkii shalay lagu dilay weerarkii Hotel Afrik.

    Qaar ka mid ah ehelada marxuumka ayaa ku sugan Garoonka Guriceel, si ay halkaasi uga qaadaan meydka marxuumka, uguna aasaan duleedka magaalada.

    Madaxda Dowladda Federaalka ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid jananka, oo ka mid ahaa Saraakiishii hore ee Ciidanka Xoogga Dalka.

    “Innaa Lillaahi wa innaa Ilayhi raajicuun. Waxaan Alle u weydiinayaa naxariistiisa Janno dhammaan muwaadiniintii Soomaaliyeed ee ku naf waayey weerarkan bahalnimada ah ee argagixisada Alshabaab ay ka fuliyeen Hotelka Afrik, waxaan si gaar ah ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeynayaa geerida General Maxamed Nuur Galaal oo ka mid ahaa ruug-cadaagga Ciidanka Soomaaliyeed, door wanaagsanna ka soo qaatay tayeynta iyo dhismaha Ciidanka Qalabka Sida.” Ayuu yiri Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

    Ra’iisal Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa isna sheegay in shacabka Soomaaliyeed ay ku xusuusan doonaan General Galaal kaalintii uu ka soo qaatay difaaca dalka muddadii 50-ka sano ka badneyd, ee uu ka mid ahaa Saraakiishii udub dhexaadka u ahaa Ciidanka Xoogga Dalka.

    Ururka Al Shabaab oo sheegtay masuuliyadda weerarkii Hotel Afrik ayaa sheegay in bartilmaameedkoodu uu ahaa General Galaal.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com







    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Coronavirus oo ku faafaya Hoteelada Magaalada Muqdisho

    February 24, 2021
    1

    Cabdikariin Xuseen Guuleed oo u jawaabay Wasiirka Amniga

    February 24, 2021
    2

    Marxuum Ugaas Xasan oo lagu wado in lagu aaso deegaanka Halgan

    February 24, 2021
    1

    Puntland oo dalbatay in xilalka laga qaado Taliye-yaasha Ciidamada Dowladda

    February 24, 2021
    0

    Xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee dalka laga diiwaangeliyay

    February 24, 2021
    0

    Dowladda Somaliya oo soo rogtay awaamiir cusub

    February 23, 2021
    6

    Stay Connected test

    • 81 Followers
    • 103k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    (Sawirro) RW Rooble oo sheegay in Xukuumadiisu ahmiyad gaar ah siinayso dhamaystirka..

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    WARKA HABEEN 8:00PM (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Recent News

    WARKA HABEEN 8:00PM (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    0

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Barnaamijka Galab Wanagsan (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1

    Musharixiinta oo ku adkaystay in ay qabanayaan bannaanbaxa Jimcaha – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    WARKA HABEEN 8:00PM (24-02-2021) – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021

    Puntland oo farriin u dirtay 14 kamid ah shaqaalaha QM – RADIO KULMIYE:: 88.0 MHZ Mogadishu-Somalia

    February 24, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)