[google-translator]
    AfmoNews
    Advertisement
    No Result
    View All Result
    No Result
    View All Result
    AfmoNews
    No Result
    View All Result
    Home News

    Militariga Itoobiya oo hawlgal qorsheysan ka fuliyay dalka Kenya

    Admin by Admin
    November 25, 2020
    in News, Politics
    0 0
    0
    0
    SHARES
    83
    VIEWS
    Share on FacebookShare on Twitter



    Ciidamada Militariga Itoobiya ayaa hawlgal gaar ahi ka fuliyay Magaalada Mooyaale ee qaybta Kenya, iyagoona ka soo qab qabtay dad ay Xukuumadda Addis Ababa eedeymo u haysato.

    Ciidamada Itoobiya ayaa gelinkii dambe ee Talaadadii ka tallaabay xuduudda labada dal, waxaana la sheegay in hawlgal aan la’iska caabin ay ka fuliyeen Mooyaale, Kenya. Militariga Itoobiya ayaa halkaasi ka soo qabqabtay toban nin, oo dhalinyaro u badan.

    Dadka deegaanka ayaa sheegay in Militariga Itoobiya ay in muddo ahba dadkaasi ka baadigoobayeen halkaasi, markii dambena ay u suurtagashay inay gacanta ku soo dhigaan, isla-markaana ay kala gudbeen xuduudda.

    Sidoo kale waxaa ay sheegeen inaanay taasi wax falcelin ah ka bixin Ciidamada Kenya, gaar ahaan kuwooda ka hawlgala xadka labadaasi dal.

    Wararka ayaa sheegaya in dadkaasi loo haysto in ay gacan siinayeen, oo ay qarinayeen xubno ka tirsan Jabhadda Oromada ee OLF, oo loo haysto weerar ay ka fuliyeen dalka Itoobiya, laguna dilay lixdan qof, sidoo kale waxay dab qabadsiiyeen illaa labaatan guri. Weerarkan ayaa horaantii bishan ka dhacay Waqooyiga Itoobiya.

    OLF (Oromo Liberation Front) ayaa ka mid ahayd kooxihii mucaaradka ee kal hore qaar ka mid ah xubnahooda laga musaafuriyay dalkaasi, oo Ra’iisal Wasaare Abiy Ahmed uu u ogolaaday inay dalka dib ugu soo laabtaan, markii uu xafiiska qabtay sanadkii 2018.

    Dagaalo ayaa toddobaadyadii la soo dhaafay ka socday xuduudda labada dal, iyadoo Ciidamada Militariga Itoobiya ay hawlgalo ka dhan ah Jabhadda OLF ka wadaan koonfurta iyo galbeedka dalkaasi.

    Dowladaha Itoobiya iyo Kenya ayaan weli ka hadlin hawlgalka qorsheysan ee dhalinyaradaasi looga soo qabqabtay Mooyaale, Kenya.

    Nagala soo xiriir dhacdo@gmail.com



    Source link

    Admin

    See author's posts

    Admin

    Admin

    Related Posts

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021
    1

    Joe Biden oo bilaabay wax ka bedelka siyaasadihii Trump iyo Soomaalida oo soo dhaweysay

    January 21, 2021
    0

    Covid-19 restrictions on staying in place, Macron warns protesting students –

    January 21, 2021
    0

    Stay Connected test

    • 79 Followers
    • 93.2k Subscribers
    • 22.9k Followers
    • 99 Subscribers
    • Trending
    • Comments
    • Latest

    Sevilla: Jules Koundé positive for coronavirus

    October 16, 2020

    Doctors take inspiration from online dating to build organ transplant AI

    August 25, 2020

    DEG DEG:-MD Farmaajo, Mursal & Rooble Oo Kulan Xasaasi Ah Ku Yeeshay Villa Somalia Iyo Nisa Oo War..

    October 14, 2020

    Taliyeyaasha Sirdoonka Somalia, Itoobiya & Eritreya oo shir xasaasi ah ku leh Addis ababa

    October 14, 2020

    Game of Thrones spending just as long making fewer episodes

    0

    With 150 million daily active users, Instagram Stories is launching ads

    0

    Washington prepares for Donald Trump’s big moment

    0

    CS:GO ELeague Major pools and tournament schedule announced

    0

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021

    Recent News

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021
    0

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    0

    Dowlada Ingiriiska oo ugu baaqday Dowlada Federalka in heshiis la gaarto Dowlad goboleedyada –

    January 21, 2021
    0

    Wasiir Beyle oo maanta booqday Safaaradda Turkiga ee Muqdisho

    January 21, 2021
    1
    ADVERTISEMENT
    AfmoNews

    Afmo News www.afmonews.com is an independent Somali News site owned by Somali World News. Established in 2020 by Somali journalist, Afmo News is the World News site as of April 2020. Afmo News covers all the latest headlines in Somali news, politics and society.

    Follow Us

    Browse by Category

    • Apps
    • Business
    • Entertainment
    • Fashion
    • Food
    • Gadget
    • Gaming
    • HEALTH
    • Health
    • Lifestyle
    • LOVE STORY´S
    • Mobile
    • Movie
    • MOVIE & TV
    • Music
    • News
    • Politics
    • Review
    • Science
    • SCIENCES
    • SOMALI NEWS
    • Sports
    • Startup
    • TECH
    • Tech
    • Travel
    • Uncategorized
    • World

    Recent News

    Magaalada Muqdisho oo laga dhigey banaanbax looga soo horjeedo dilkii Guddoomiye Dhagajuun –

    January 21, 2021

    Mid ka mida askartii dishay Gudoomiye Dhegajuun oo baxsaday

    January 21, 2021
    • About
    • Advertise
    • Privacy & Policy
    • Contact

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    No Result
    View All Result
    • Home
    • News
    • Tech
    • Entertainment
    • Lifestyle
    • Review
    • Politics

    © 2020 AfmNews is an independent Somali News site owned by Somali World News.

    Login to your account below

    Forgotten Password?

    Fill the forms bellow to register

    All fields are required. Log In

    Retrieve your password

    Please enter your username or email address to reset your password.

    Log In
    This website uses cookies. By continuing to use this website you are giving consent to cookies being used. Visit our Privacy and Cookie Policy.
    • English
    • Somali (Somali)
    • Deutsch (German)